image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Mareykanka oo Malaayiin Dollar dul-dhigay Hoggaamiye sare oo katirsan AS

Washington (ONKOD)  Dowladda Mareykanka ayaa mar kale lacag malaayiin dollar ah dul dhigtay madaxa hoggaamiye katirsan kooxda Al Shabaab,...

BAYAAN ‘’Axmed Madoobe baneey xafiiska xukunkagu wuu dheeraaday ‘’

Adis Ababa (ONKOD) Hoggaamiyaal aad u diiday hab maamulka Axmed Madoobe  oo in mudda ah xukunka Jubbaland haya ayaa...

DFS oo dusha ka daawanaysa rayid lagu laynayo GEDO , duqeymo sii socda

Baardheere  (ONKOD) Diyaaradaha Kenya ayaa wali deegaano ka mid ah gobolka Gedo waxa ay ka wadaan beegsiga ay ku...

Golaha SSC oo kudhawaaqay in ey magacaabeen 9 Xoghaye

Laascaanood (ONKOD) – Maamulka cusub ee Khaatumo State ee dhawwaan lagu dhisay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa ku...

ATMIS oo war kasoo saartay dhacdadii kadhacday Albaabka hore ee Xalane

Muqdisho (ONKOD) – War-saxaafadeed kasoo baxay taliska ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee ATMIS , ayaa lagu faah faahiyay...

MUQDISHO oo ku waabariistay qaraxyo ismiidaamin ah

Muqdisho (ONKOD ) Baabuur  ay saarnaayeen walxaha qarxa ayaa  lagu weeraray maanta oo Arbaca ah  xero Ciidanka Boolis militaaro...

Maraykanka oo Iiraan u fasaxaya 6 Bilay & maxaabiis la is dhaafsanayo

Washington (ONKOD) Xukuumada Maraykanka ayaa qaaday tallaabo ay ugu gogol-xaarayso in la sii daayo shan muwaadin oo u dhashay...

Saldhig ku yaala Muqdisho oo AS maxaabiis ay kala baxeen

Muqdisho (ONKOD) Warar ay dusiyeen xubno ka mid ah NISA – oo ka howlgala degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho...

OGOW Sheekooyin DF ay qarisay oo ka jira Garoonka Aadan Cadde.

Muqdisho (ONKOD) Saraakiisha ciidanka ATMIS ee ku sugan Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa hakiyay dhaqdhaaqa Garoonka ka...

Ciidanka DFS oo isaga baxay deegaanka Ceelgaras ee gobolka galgaduud.

Ceelgaras (ONKOD) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in caawa isaga baxeen deegaanka Ceelgaras ee   gobolka Galgaduud halkaas...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.