image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

PUNTLAND : 19 Xubnood oo ka tirsanaa Daacish oo la horkeeyay Maxkamad

Garoowe (ONKOD) maamul goboleedka  Puntland ayaa maxkamad saartay 19 xubnood oo isugu jira argagixisada Daacish iyo xbno kale oo...

Dagaal u dhaxeeya ciidanka Itoobiya iyo Al Shabaab oo ka dhacay BAKOOL

Baydhabo (ONKOD) Wararka naga soo gaaraya deegaano ka mid ah gobolka Bakool ayaa sheegaya  in halkaas ay isku fara...

Faahfaahin: Dagaalkii Ceel la-helay intaan ka og nahay illaa hadda

GAALKACYO (ONKOD) – Dowladda Somalia way ka gaabsatay ka hadalka dagaal iyo qaraxyo Al-Shabaab ku qaaday tuulada miyaga ku...

Olole muddo kordhin loogu sameenayo MD Deni oo socda iyo buuq taagan

Garoowe (ONKOD) Warar hoose ayaa sheegaya in ay sii kordhayaan tirada xildhibaannada Puntland ee u ololaynaya in mudda kordhin...

Intuu la eg yahay dhaawac Madaxwaynaha Galmudug Qoorqoor ?

Muqdisho (KAAB) Madaxwaynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa lagu dawaynayaa isbitaalka Digfeer ee magaalada  Muqdisho ka dib...

Garoonka diyaaradaha Beledwayne oo khilaaf u xiran

Beledwayne (ONKOD)Waxaa maalintii labaad xiran oo hakad ku jira dhamaan adeegyadii duuliimaadyada garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Baledweyne...

Qoorqoor iyo senatoro ka badbaadin dil la soo maleegay+ Khasaaraha la ogyahay

Wisil  (ONKOD) Baabuur uu waday qof is-miidaamiye ah ayaa lala beegsaday tuulada Laas Gacamey oo u dhaxaysa deegaaada Wisil...

Wefdi ka socda Dowladda Federaalka oo gaaray Laascaanood +UJEEDKA

Laascaanood (ONKOD ) ilaa 40 xubnood oo isugu jira wasiiro, Xildhibaanada labada aqal ee dowladda federaalka Soomaaliya iyo masuuliyiin...

Ergeyga QM ee u qaalbisanaa Arrimaha Suudaan oo is Casilay

Suudaan (ONKOD) Volker Perthes oo ah Dibloomaasi u dhashay dalka Jarmalka waxa uu maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay...

Koror baaxad leh oo ku yimid dadkii ku dhintay masiibadii ka dhacay LIIBIYA

Tripoli (ONKOD) Daadadka xooggan ee ku dhuftay dalka Liibiya ayaa dilay in ka badan 6,000 oo qof, iyada oo...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.