image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Saraakiisha Dowladda oo laga shakiyay & Awood la siiyay Gen . Odawaa

Muqdisho (ONKOD) Howlgalada ka socda deegaano badan oo  Galmudg iyo Hirshabeelle ah waxaa hareeyay shaki badan oo laga qabo...

11-Sebtembar darteeda , dalal badan oo Islaam ah ayaa loo burburiyay

NewYork (ONKOD) Dhacdada 11-Sebtembar 2001, waxey aheyd dhacdo aduunyada oo dhan gilgishay oo iyada oo kale aan horey loo...

DEG : DEG – Xildhibaan lagu dilay weerar ka dhacay Galgaduud

Ceel-Garas (ONKOD ) Cabdulahi ibaraahin shaaciye iyo xildhiban maxamad yare oo ku geeryooday  Qarax Ku haleeley Gaari ay saarnaayeen ...

Somaliland ‘’Shanqoole & koox uu hoggaaminayo ayaa galay deeganadeena ‘’

Hargaysa (ONKOD) Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in magaalada Laascanood ee gobolka Sool gudaha ay u soo –...

Khasaare ka dhashay dhulgariir kale oo ku dhufay Morocco

Morocco (ONKOD) Wararka laga helayo dalka Morocco ayaa sheegaya in halkaas markale uu ruxay dhulgariir xooggan kaas oo –...

Karfanta Madaxwaynaha KGS Lafgareen oo lagu tolayo NAIROBI

Nairobi (ONKOD) Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxa ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen siyaasiinta  ugu tunka culus ee...

SNTV iyo Radio Muqdisho : Warbaahin qaran mase warbaahin reereed ?

Muqdisho (ONKOD ) Warbaahinta qaranku waxay ka kooban-tahay: Muuqbaahiye (SNTV) Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed, Codbaahiye (Radio) Radio Mogadishu, mareeg (Website),...

Nin dil arxan daro ah ugeystay labo Wiil oo uu Abti u ahaa

Muqdisho (ONKOD) Madaxweynihii hore ee dalka Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed ayaa ka warbixiyey howlo dib u heshiisiin ah oo...

Maxaa ku riixay Xasan Sheekh inuu dib ugu laabto Galmudug ?

Muqdisho (ONKOD) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah Soomaaliya ayaa dib ugu laabtay  magaalada Dhuusmareeb ee gobolka galgaduud  halkaas oo  uu...

CAYLI Jayte oo sharuud adag ku xiray la shaqaynta Xasan Sheekh

Maxaas (ONKOD) Seddaxdii maalin ee la soo dhaafay degmada Maxaas ee gobolka Galgaduud waxaa ka soconayay kulamo  u dhaxeeyay...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.