image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Dowladda Shiinaha oo 103 diyaaradood udirtay hawada Taiwan

China (ONKOD)  Shiinaha ayaa u diray hawada Taiwan illaa 103 ka mida diyaaradohooda dagaalka, intii u dhexeysay subaxnimadii Axadda...

Su’aal ku gadaaman qabashada Deegaanka Camara oo laga saaray AS

Camaara  (ONKOD) Ciidanka dowladda iyo shacabka hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in  si buuxda ula wareegay gacanta ku haynta...

Warqad Laguu Jarey Kama Tarjumi Karto Jinsiyaddaada iyo waxa aad tahay!

Muqdisho (ONKOD) Warqad kii bixiyey kaala laaban karo iyo jinsiyadda shaqsiga ama muwaadinnimadu iskuma xirna. Soomaalidu hore ayey jaha...

Shir u dhaxeeya hay’adaha gargaarka iyo Puntland oo ka qabsoomay Garoowe

Garoowe (KAAB) Ku-simaha Madaxweynaha, isla markaana ah Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa shir guddoomiyey shirka Hay’addaha caalamiga...

Guddoomiye ku xigeen ka tirsanaa Sh. Hoose oo qarax miino lagu dilay

Afgooye (ONKOD) Wararka aan ka helayno deegaano ka mid ah gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in halkaas qarax miino lagu...

Nin kuhubeysan qori AK47 oo dhac kageysanaayay Garoowe oo gacanta lagu dhigay

Garoowe (ONKOD) – Booliiska ee ka howlgala magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa xabsiga dhigay nin hubeysan oo muuqaalkiisa...

Dowladda Itoobiya oo beenisay warkii kasoo baxay Al-Shabaab

Bakool (ONKOD) Dagaal culus oo saacado badan socday ayaa shalay deegaanno katirsan gobolka Bakool ku dhax maray kolonyo ciidamo...

ATMIS oo ka baxday saldhigyo hore leh iyo tirada dalka ka baxday

Muqdisho(ONKOD) Bisha December ee sanadka 2024 ayaa loo asteeyay waqtiga ugu dambeeya ee ay Soomaaliya ka baxayaan guud ahaan...

Dhaawaca Senator Cabdi –qaybdiid oo dibada loo qaaday miyuu culus yahay ?

Istanbul (ONKOD) Maalmo ka hor qarax ismiidiima ah oo waxyeelo u gaystay masuuliyiin ka  tirsan Dowladda Soomaaliya  ayaa  kooxda...

Dab ka Kacay Suuqa Deegaanka ‘’Tog- Wajaale ‘’ oo lagu guuleystay in la damiyo

Wajaale (ONKOD ) Ciidamada Dab Damiska ee Somaliland ayaa soo afjaray daminta dab xalay fiidkii ka kacay suuqa degmada...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.