image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

DHUUSMAREEB : Qaraxyo Gilgilay Galmudug + khasaaraha jira

Dhuusmareeb (ONKOD) Magaalada Dhuusmareeb ee gobolka Galgaduud waxaa  lagu soo waramayaa  inuu ka dhacay qarax ismiidaamin ah kaas  oo...

Booliska BELEDWAYNE oo hal qof u qabtey qaraxii dadka badan ku dhinteen

Beledwayne (ONKOD ) Hay’adaha amniga magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa lagu soo waramayaa in  ay gacanta ku dhigeen...

MUQDISHO : Taliyaha NISA Dayniile lagu khaarijin lahaa degmadaas+ khasaare jira

Muqdisho (ONKOD ) Warar  aan ka helayno degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in  Taliyaha NISA ee degmada...

Shirar siyaasadeed isbahaysi maamul goboleedyada ah oo ka socda NAIROBI

Nairobi ( ONKOD) Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxa ku sugan qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada dalka...

Madaxweynaha Villa Somalia Mise Madaxweynaha Villa Galmudug ?

Nairobi (ONKOD ) Madaxweynaha Kooxda Villa Somalia wuxuu magaaalada Dhusamareeb ee Galmudug tagey 05/08/2023, waxaana maanta u buuxsantay 52...

FAAHFAAHIN : Dagaal khasaare gaystay oo ka dhacay duleedka Baydhabo

Baydhabo (ONKOD) Dagaalkan ayaa yimid ka dib markii kooxda Al- Shabaab weerar ay ku qaadeen fariisimo ciidanka maamulka koonfur...

Maraykanka iyo Kenya oo iska kaashanaya Difaaca

Nairobi (ONKOD) Dowaldda Maraykanka iyo Kenya ayaa maalintii Isniintii kala saxeexday heshiis iskaashi oo la xiriira difaaca, kaas oo...

Doorashadii Puntland: “Geedi Caano Leh Oo Si Rasmi Ah U Dhimatey”

Garoowe (ONKOD ) Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo khudbad ka jeediyey magaalada Boosaaso bilowgii sanadkan 2023 ayaa sheegay in...

MUQDISHO : Kulanka ka dhan ah Laftagareen ee ka dhacay Villa Hargaysa

Muqdisho (ONKOD ) Gudoomiye Aadan Madoobe iyo guddi ka socda Xubanaha isbedel doonka Koonfur Galbeed ayaa shir uga bilowday...

Ciidanka dowladda iyo kuwa daraawiishta Galmudug oo howlglo kasameeyay Bacaadweyn

Bacaadwayne (ONKOD )Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo garab iyo gaashaan ka helaya kuwa daraawiishta Galmudug iyo ciidanka deegaanka, ayaa...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.