image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Somaliland oo war kasoo saartay wada-hadallada Dowladda Federaalka

Hargeysa (ONKOD)Somaliland ayaa mar kale ku gacan sayrtay inay dowladda Federaalka Soomaaliya la gasho wada-hadallo ku saabsan in labada...

Xaawo oo AS-nimada loo haystay oo Gerka loo geliyay Xukun Maxkamadeed adag

Muqdisho (ONKOD) Maxkamdda Darajada Koowaad ee Ciidamada Soomaaliya ayaa maanta xukun ku ridday gabadh loo haystay inay ka tirsanayd...

DFS oo Abu Dhabi ka doonaysa inay ka caawiso sii joogitaanka ATMIS...

Abu Dhabi (ONKOD ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa  ku jooga imaaraadka carabta ka horna waxa uu...

Punland oo ka hadashay Ajanabi DAACISH ah oo u geeriyooday sabab layaab leh

Garoowe (ONKOD ) Maamul Goboleedka Puntland ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay  in sarkaal ajnabi ah oo ka tirsanaa...

Shabaab ku shirayay Ceelbuur oo la sheegay in la duqeeyay + khasaaraha

Ceelbuur (ONKOD ) Diyaarado dagaal ayaa lagu soo waramayaa in duqeymo xaga cirka ah ay ka fuliyeen degmada Ceelbuur...

Museveni oo canaantay Somaliland ayaa yiri “Ma taageersanin in Somaliland ka go’do Soomaaliya ‘’

Kampala (ONKOD) War uu ku daabacay bartiisa  X ayuu ku sheegay Madaxwaynaha Uganda  Yoweri Museveni in waqtiga la joogo...

Dhaawacyada qaraxii Beledweyne oo la geeyay isbitaallada Muqdisho

Muqdisho (ONKOD) Sagaal qof oo kamid ah dadka ay dhaawacyada halista ah ka soo gaareen qaraxii shalay ka dhacay...

AU ‘’ Lama aqbali karo codsiga Villa Somalia ee sii joogitaanka ATMIS ‘’ –...

Adis Ababa (ONKOD) Midowga Afrika ayaa la sheegayaa inay ka biyo diideen codsiga Villa Somalia ee ah in la...

Qarax ismiidaamin ah oo gilgilay Beledwayne- Hiiraan

Beledwayne (ONKOD) Wararka naga soo gaaraya – magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay qarax...

Kenya oo ammar kubixisay in aragti lagu toogto kooxo dhibaato kegystan Kenya

Kenya (ONKOD) – Dilalka xoolo dhaqatada iyo dhaca loo geesanayo xoolahooda gaar ahaan lo’da ayaa kusoo badanaya gobolka galbeedka dalka...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.