image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Xasan Sheekh & mucaaradka KGS oo ka hadlaya sidii loo tuuri lahaa Laftagareen.

Dhuusmareeb (ONKOD) In mudda ahba waxaa muuqanayay kulamo siyaasadeed oo ka dhan ah Madaxwaynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen...

Waa kuma sarkaal Shabaab ee hubka dibada ugu sii iibin jiray AS ?

Muqdisho (ONKOD ) Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigtay Sakariye Kamaal Suufi Abba-Sheekh...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun Dil Ku Riday Xubno Ka Tirsan AS

Muqdisho (ONKOD )Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil ah ku ridday Anas Cabduqaadir Cali Maxamuud (Salmaan) iyo  Aadan...

AU oo go’aan la yaab leh ka soo saaray ka bixitaanka ATMIS ee Soomaaliya

Muqdisho (ONKOD) Waddamada ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ee Uganda, Burundi, Ethiopia, Kenya iyo Djibouti, ayaa taageeray codsigii madaxwenaha...

Hay’adda SOCUS RY oo ka dhisan dalka Finland oo qalab Sports guddoonsiisay Bulsho Youth...

Hay’adda SOCUS RY oo ah Hay’ad ka shaqeysa dhiirri galinta iyo taageeridda dhallinyarada iyo bahda ciyaaraha ayaa waxay ay...

Bulbul oo NISA & ay ka kaxeeysay halkii uu ku xirnaa – halkee lala...

Muqdisho (ONKOD) Somali Journalists Syndicate - SJS ayaa ogaatay in Xoghayaha Warfaafinta iyo Xuquuqda Aadanaha SJS Mohamed Ibrahim Bulbul...

DENI oo shirar kala duwan ka wada Nairobi – UJEEDKA -shirarkaas

Nairobi (ONKOD) Madaxwaynaha maamulka Puntland oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa halkaas ka wada kulamo gooni...

Sarkaal ajinabi oo Daacish ah oo lagu soo bandhigay Puntland

Boosaaso (ONKOD) Ciidanka maamul  Puntland ayaa gacanta ku dhigay xubno loo haysto in ay ka mid yihiin kooxda Daacish...

Mareykanka oo Isra’il u ogolaaday in Visa la’aan tagi karaan Mareykanka

New York (ONKOD) – Maraykanka ayaa markii ugu horraysay shaaciyey inuu u ogolaanayo Israa’iil inay qayb ka noqoto dalalka ay...

Xukun lagu riday maanta masuuliyiin iyo saraakiil u xirnaa Musuq maasuq

Muqdisho (ONKOD) Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa xukunno kala duwan oo xabsi ah ku riday qaar kamid ah masuuliyiintii iyo...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.