image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Xasan Sheekh oo u taag la’ doorashada KGS oo Baydhabo gaaray

Muqdisho (ONKOD) Maanta oo Arbacaha Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee gobolka Baay halkaas...

Abdiraxmaan Abdishakuur oo furay daaqadii Mucaaradnimada

Muqdisho (ONKOD) Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka mid ah xildhinaanada Golaha shacabka  ayaa bartiisa Facebook ku qoray hadalo uu...

Qof isa – soo miidaamiyay oo isku qarxiyay meel u dhaw Villa Somalia

Muqdisho (ONKOD )  Goob aad loo ilaaliyo oo ku dhaw xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu...

MD Deni laba daran mid dooro: Dhabbaha Mustaqbalka Puntland

Georgia (ONKOD) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa taariikhdu markey ahayd 13-October-2023 la hadlay shacabka Puntland labo maalmood kadib markii...

AS oo weerar ku qaaday fariisimo ciidan oo ku – yaala Galgaduud

Guraceel (ONKOD) Wararka laga helayo deegaano ka mid ah  gobolka galgaduud ayaa sheegaya in halkaas weeerar ay ku qaadeen...

Ma tuhun AS ayaa soo galay ninka la dhashay Roobow ee la xiray ?

Muqdisho (ONKOD) Ciidanka Dowladda Soomaaiya ayaa xabsiga dhigay nin la dhashay hoggaamiye hore Al- Shabaab haatan ah  Wasiirka Arrimaha ...

EU iyo Wadamo Kale oo Ku Dhawaaqay Hakinta Gargaarka Falastiin

GAZA  (ONKOD) Inta badan wadamada Reer galbeed ayaa joojiyey gargaarkii ay siin jireen dadka reer Falastiin,waxaana Midowga Yurub oo...

Muuse Biixi oo hanjabaad adag u jeediyay SSC & Puntland

Hargaysa (ONKOD) Madaxwaynaha Somaliland Muuse  Biixi Cabdi ayaa sheegay in  ay wadaan duyaargarow la  xiriira sidii markale  ciidanka maamulkaas...

MUQDISHO : Askar ku geeriyootay kuwo kalena ku dhintay qaraxa lala eegtay

Muqdisho (ONKOD ) Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax maanta degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho lagula eegtay...

Mucaaradka Puntland oo si kulul uga hadlay hadalkii kasoo yeeray Deni

Garoowe (ONKOD) – Siyaasiyiinta mucaaradka ah ee maamulka Puntland ayaa si adag uga jawaabay hadalkii uu xalay jeediyay madaxweynaha Puntland...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.