image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Israa’iil oo dadkeeda kaga digtay iney kabaxaan Masar &Urdun

Tel Viv (ONKOD) – Israa’iil ayaa muwaadinintooda kusugan wadamadda Carabta ah ugu baaqday iney kasoo baxaan maadaama cabsi xooggan ey...

Halkee maraysaa qorshaha ‘’dayn cafinta’’ Soomaaliya ?

Muqdisho (ONKOD) Xilli ay wali taagantahay hadal-haynta marxallada uu marayo hannaanka dayn cafiska dalka ee ay garwadeenka ka yihiin...

ASKAR dil gaystay oo lagu dilay duleedka magaalada Baydhabo

Baydhabo(ONKOD)Xuseen Cali Macalim limaan (Gurey) oo ka tirsan Daraawiishta Koonfur Galbeed, Cabduwaaxid Cali Sheikh Aadan oo ka tirsan Militaryga...

Daadad harqiyay Beledwayne & Luuq ee Gobolada Hiiraan & GEDO

Beledwayne (ONKOD) Roobab xoogan oo  ka da'ay gudaha iyo daafaha Magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sababay in guryahooda...

Dowladda Federaalka oo maamul cusub u aqoonsatay Khaatumo

Muqdisho (ONKOD) Dowladda fadaraalka Soomaliya ayaa Maamul-gobaled cusub u aqoonsan tahay SSC-Khaatumo, oo dhawaan lagu dhawaqay kadib dagaala Culus...

Biden ‘’ Israel way ogolaatay in sahayda la gaarsiiyo marinka GAZA’’

Muqdisho (ONKOD)  Madaxwaynaha  Maraykanka Joe biden oo booqasho  ku tagay Israel ayaa sheegay in sahayda gargaar la gaarsiin doono...

Putin oo cambaareeyay Gantaalo uu markale Mareykanka siiyay dalka Ukraine

Moscow (ONKOD) Dowladda Mareykanka ayaa ugu deeqday dalka Ukraine gantaalo iyo hub kale oo casri ah, si ay isaga...

Xilli tacsi lagu jiro, ayey Xeer Ilaalinta su’aalo cabsigelin ah la yeelatay Agaasimaha Arlaadi

MUQDISHO – Somali Journalists Syndicate (SJS) waxay walaac ka muujineysaa in iyadoo saxafiyiinta Soomaaliya ay la murugoonayaan dilka agaasimihii Somali...

Shir gooni oo diirada lagu saaray doorashada KG & mid guud oo lala yeeshay...

Baydhabo (ONKOD) Madaxwaynaha Dowladda  Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxa uu kula kulmay Odayaasha...

WAQTIGA ATMIS oo dhamaad ku dhaw iyo saldhigyo kale oo ay wareejiyeen

Raaga Ceelle (ONKOD )Ciidamada  ATMIS ayaa saldhigii ay ku lahaayeen Degmada Raaga Ceelle ee Gobalka Shabeellada dhaxe ku wareejiyay...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.