image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Hogaamiyihii Xamaas ee koonfurta Israel oo la dilay , biyo la’aan ka jira GAZA

GAZA (ONKOD)Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya geerida Cali Qadhi, taliyihii Xamaas ee hogaaminayay weerarkii ay kooxda ku qaaday...

SOYAAL : Xusuusata dhacdadii dhiigga badan ku daatay ee 14-October-2017

ONKOD (Muqdisho) 2017- maanta  oo kale 14-October boqollaal qof ayaa  ku dhintay  qarax ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada...

MD Xasan oo markii ugu horey ka hadlay dhibaatada reer Falastiin

Muqdisho (ONKOD) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo salaadda Jimcaha kula Oogay qaar ka mid ah masuuliyiinta dowladda Masaajidka...

Maxay tahay nooca doorasho ee uu doonayo Madaxwayne Saciid DENI ?

ONKOD (Garoowe)  Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in uusan doonaynin in muddo kordhin uu samaysto...

WAR MURTIYEED  ka soo baxay shir mucaaradka Puntland uga sovday Garoowe

Garoowe (ONKOD ) -Waxaa maanta la soo gebagebeeyey shirkii Mucaaradka Puntland, kaas oo ay ka so baxeen todoba qodob...

Roobow oo walalkiisa umagacaabay Xoghayaha guddiga arrimaha Xajka

Muqdisho (ONKOD)  Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa magacaabay guddigga qabanaya tartanka...

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Israa’iil iyo Falastiin

Gaza (Raxanreeb)  Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa duqeymo aan loo meel dayin wali kafulinaya marinka Gaza iyo meelo kale oo...

Turkiga oo deeq taageero ah gaarsiin doono gobolka Sool

Muqdisho (ONKOD) Hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo Cabdulqaadir Firdhiye oo maalmihii lasoo dhaafay kusugnaa magaalada Muqdisho ayaa booqasho kutagay Safaarada Turkiga...

DENI oo magacaabay Wasiirka amniga Puntland

Garoowe (ONKOD) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland  Saciid Abdullaahi  Deni ayaa maanta oo Arbaca magacaabay Wasiirka amniga maamulkaas  kaa soo...

Karaash ”Somaliland ha joojiso rabashadaha ay ka wado Ceergaabo”

Garoowe (ONKOD)  Dowladd goboleedka Puntland ayaa maamulka Soomaaliland ugu baaqay in ey joojiso qilaafyada ey dadka iskaga horkeenayaan kaas...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.