image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Mala-jooga waqtigii MD Xasan Sheekh u soo laaban lahaa Tolkiisa ?

Muqdisho (ONKOD)  Madaxwaynaha Dowladda  Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kowsaday bilowgiiba doorashadiisa ka dib dagaal...

Sheekh Shariif ‘’Yaan la ‘’is dilin’’ ee colaada hala joojiyo ‘’

Cadale (ONKOD)-Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya ee Dowladdii  KMG ee ahayd shariif  Sheekh Axmed ayaa soo saaray bayaan uu kaga...

Kolonyadii labaad oo gaadiid gargaar sida oo gaaray Gaza

Gaza (ONKOD) Kolonyadii labaad oo sida gargaar bini’aadamnimo, ayaa maanta oo Axad ah gaaray Marinka Gaza kuwaasi oo ka tilaabay...

Bisha Cas oo sheegtay in shidaal la’aan ay u xirmi doonaan Isbitaallada Qasa

Gaza (ONKOD) — Hay’adda Bisha Cas ee Falastiin ayaa sheegtay in ay qasab tahay in gargaarka bini’aadanimo ee loo...

Ciidamada DF oo howlgallo ka fuliyay Baay ku dilay Al-Shabaab

Baydhabo (ONKOD) — Faah faahino kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay howlgal qorsheysan oo ay ciidamada dowladda iyo...

Dabageed “hagar daamo iyo dhibaato ayay ku heysaa HirShabelle”

Jowhar (ONKOD) — Madaxweyne ku xigeenka Maamul goboleedka HirShabelle, Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa weerar culus oo dhanka afka...

Trump ayaa sheegay in uu xayiraad kusoo rogi doono dalal Somalia kamid tahay

New York (ONKOD)  Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump haddana ah musharax u taagan mar kale xilka madaxweynaha...

Koox hubaysan oo macallimiin dugsi ku laayay Sh. Dhexe

Jowhar  (ONKOD) Wararka aan  ka   helayno gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya  in koox hubaysan oo ay laayeen xer quraan  akhris...

Shirka Golaha Wasiirada KG oo lagu qabtay Degmo ay go’doomiyeen AS

Xudur (ONKOD) Markii ugu horrasay ayaa maanta shirka golaha wasiirrada ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed uu ka dhacay meel ka...

Dhallinyarada CeelashaBiyaha oo raaf lagu bilaabay

Ceelasha  Biyaha (ONKOD) Wararka caawa laga helayo duleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan Ceelasha biyaha ayaa sheegaya in halkaas laga...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.