image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Xasan Sheekh ayaa safar dibadda ah ugu baxay magaalada Brussels

Brussels (ONKOD) Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa safar dibadda ah ugu baxay magaalada Brussels ee caasimada dalka Belgium halkaas oo...

Fardhiye ‘’Iska dhiciya Somaliland , difaaca dadkiina & deegaankiina ‘’

Laascanood (ONKOD ) Hogaamiyaha maamulka Khaatumo ayaa weerar afka ah ku qaaday xukuumadda Somaliland oo uu sheegay in ay...

Ciidanka Danab ee Puntland oo hanjaab u diray Saciid DENI

Garoowe (ONKOD) Taliska ciidanka Danab ee Puntland ayaa si adag uga soo horjeestay muddo kordhin la sheegay in Guddiga...

MD Xasan oo ka soo baxay furimaha dagaalka kana soo guuray...

Dhuusmareeb (ONKOD)  Madaxwaynaha Dowladda  Federaalka ah ee Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  ka soo guuray oo alaabtiisa  ka soo...

DENI muddo kordhin miyaa loo sameeyay , muxuu yahay buuqa ka...

Garoowe (ONKOD )  War-saxaafadeed ka soo baxay guddiga PEC ayaa lagu caddeeyay in doorashada madaxtooyada iyo Baarlamanka Puntland loo...

BAYDHABO : 6 askari oo qiyaas lagu fuliyay todobaadkan

Baydhabo (ONKOD ) Ex dable xoogga Yuusuf Isaaq Nuur Aadan oo maanta magaalada Baydhaba looga oofiyay qisaasta marxuum Mustaf...

Ciidanka dowladda oo Al-Shabaab kala wareegay deegano hoostaga degmada Waajid

Waajid (ONKOD) – Ciidanka Xoogga dalka ayaa la sheegay iney Al-shabaab ka saareen degaan hoos taga degmada Waajid ee Gobolka...

Soomaalida ISLII & Hay’adaha amniga Kenya oo ka hadlay khatar soo wajahan

Nairobi (ONKOD) Magaalada  Nairobi ee dalka  Kenya  waxaa ka dhacay shir laba geesood ah oo ay wada yeesheen laamaha...

Askari katirsan ciidanka KG oo xukun dil ah lagu fuliyay maanta

Baydhabo (ONKOD) – Askar la sheegay iney ka tirsan yihiin ciidanka xoogga dalka iyo kuwa maamulka K/Galbeed ayaa saaka lagu...

Ciidanka Dowladda & Kooxda AS oo ku dagaalamay Muqdisho

Muqdisho (ONKOD) Ciidanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya  iyo xubno  ka mid ah kooxda Al- Shabaab. Dagaalkan   ayaa  ka dhacay...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.