image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Danjire Axmed Ciise ‘’DENI Colaad buu ka hurinayaa Puntland’’

Garoowe (ONKOD) Deegaano ka mid ah maamul goboleedka Puntland waxaa ka jira is qab qabsiga ku saabsan mudada Guddiga...

Muslimiinta Mareykanka oo fariin culus u diray MD Biden

New York (ONKOD) – Muslimiinta kunool dalka Mareykanka ayaa si weyn uga carreysan garab istaaga dowladda Madaxweyne Joe Biden u...

Dadyawga ku dhaqan Gaza oo jabsaday bakhaaro ku keedsanaa Gargaarka

Gaza (ONKOD) — Kumannaan dadka reer Qasa ah ayaa jabsaday bakhaarrada iyo xarumaha gargaarka ee hay’adda caawisa qoxootiga falastiniyiinta...

Maamulka gobolka Banaadir oo amray in laga guuro dhulka dowladda

Muqdisho (ONKOD) Maamulka gobolka Banaadir ayaa soo saaray ammar cusub oo ku socda dadka degan dhulka wasaarradii hore ee...

Shirkado laga leeyahay Masar oo adeeg isgaarsiined gaarsiinaya Gaza

Egypt (ONKOD) Shirkadaha Isgaarsiinta ee ka hawlgala dalka Masar ayaa xaqiijiyey inay adeegyada isgaarsiineed gaarsiin doonaan dadka ku nool...

WHO oo walaac kamuujisay digniino Isra’iil u dirtay Isbitaalaka Al-Qudus

New York (ONKOD)  Madaxa heyadda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegay iney ka walaacsan yihiin digniino ay Israa’iil ku...

Wasiirka Gaashaandhigga oo dacwad ka taala Maxkamadda G. Banaadir

Muqdisho (ONKOD ) Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa  Wasiirka Gaashaandhigga Cabdiqaadir Jaamac Ku amartay in uu deg deg Ku  yimaado...

Ciidamo ka wada tirsan Dowladda oo ku dagaalamay Muqdisho

Muqdisho (ONKOD) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in iska hor imaad uu ku dhaxmaray degmada Dayniile ee...

DUQEYMO ka dhacay Qaza , korontada iyo internet oo ka go’ay

Gaza (ONKOD) Madaafiicda iyo duqaymaha Israa'iil ayaa xalay si aan kala joogsi lahayn uga socday Gaza kadib markii ay...

Somaliland & SSC Khaatumo oo qarka u saaran in fooda ay is- daraan

Laascanood (ONKOD) Wararka  aan ka –helayno  deegaano ka  mid ah Somaliland & Khaatumo ayaa sheegaya in suurtagal ay tahay...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.