image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Qaramada – Midoobay ‘’GAZA waa qubaaraha caruurta Falastiin’’ -Argagax

Gaza (ONKOD ) magaalada Gaza ee dhulka Falastiin waxaa wali ka soconaya duqeymaha ay gaysanayaan  ciidanka Yahuuda kuwaas oo...

Toga Garbaharay oo qof ku dhintay & magaaalooyinka kale oo go’doosan

Garbahaaray (ONKOD) Warrarka ka imaanay gobolka Gedo ayaa sheegaya in gabi ahaanba ay go’doon gashay degmada Luuq kaddib markii...

Daadad xoog badan oo ku dhuftay Gaalkacyo & khasaaraha jira

Gaalkacyo (ONKOD) Roobab mahiiggaan ah oo saacadihii u danbeeyay ka da’ay gobolka Mudug ayaa daadad ku soo rogay magaalada...

Xubo ka mid ah Xamaas oo booqasho ku tagay Tehran

Gaza (ONKOD) Madaxa siyaasadda u qaabilsan ururka reer Falastiib ee Xamaas Ismaaciil Xaniyeh ayaa booqasho aan horey loo shaacin...

Dowladda oo HADDA uun ku baraarugtay dagaalada ciidanka Dowladda

Muqdisho (ONKOD )  Ciidanka Dowladda Soomaaliya  dhaxdooda ayaa maalmihii la soo dhaafay ku dagaalamay meelo kala duwan oo dalka...

Colaadihii Hore Cashar Laguma Qaadan Miyaa?

Nairobi (ONKOD) Nasiib darro waxaa ah in maanta oo dunida ay amuuro kale ka socdaan, ayna jiraan khataro kale...

GAMUDUG : Amar la dul dhigay Maleeshiyaadka dagaalamaya

Dhuusomareeb (ONKOD) – Taliska ciidanka booliiska Soomaaliyeed, ayaa cutub ciidanka daraawiishta booliiska Soomaaliyeed ah u diray deegaanno hoos yimaad Degmada...

Somaliland oo 5 qof toogatay saakay kuwaas oo horey ku eedeysnaa dilal

Hargeysa (ONKOD) — Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee Somaliland ayaa maanta shaacisay in saakay la toogtay 5 ruux oo...

Q.M oo sheegtay tirada dadka kudhintay kuna barakacay roobka

Muqdisho (ONKOD) – Ugu yaraan afar qof ayaa ku geeriyooday in ka badan 278,000 oo kalena way saameeyeen roobab mahiigaan...

R/W Najib Mikati oo sheegay in dalkiisa ka qeyb galeynin dagaalka Isra’iil

Lubnaan (ONKOD) – R/Wasaaraha KMG ah ee Lubnaan Najib Mikati ayaa xaqiijiyay inuu ka shaqeynayo iney ka fogaato Lubnaan inay...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.