image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

XOG : Villa Somalia oo joojisay maanta dibadbax lagu taageeri lahaa RW Xamse

Muqdisho (ONKOD) Maanta oo  Axad ah magaalada Muqdisho waxaa  lagu waday in uu ka dhaco dibadbax  lagu taageeri lahaa...

WARBIXIN : Muqdisho oo roob uu kala gooyay –xaaladda caasimadda

Muqdisho (ONKOD) 24 kii saac ee la soo dhaafay waxa magaalada Muqdisho ka da’ay roob xooggan oo saamayn ku...

GAZA uma roona hadalka Aqalka cad – qorshe fog

Gaza (ONKOD) Aqalka Cad ayaa ka welwalsan  suurtagalnimada dib u qabsashada Gaza ee Israa’iil, kaddib markii hoggaamiyaha waddanku uu...

Dhallinyaro badan oo lagu dilay K. Afrika & dilalka oo xargaha goystay

Cape Town (ONKOD) Dhalinyaro Kale Oo Soomaali Ah Oo Caawa Lagu Dilay Dukaan Ku Yaala Degmada Philippi ee Magalada...

SSC – oo dusha ugu tuurtay dagaal dhaxmaray [ iyaga ] Somaliland

Laascanood (ONKOD) Ciidanka Somaliland iyo kuwa maamulka dhawaan- galka ah ee SSC Khatumo ayaa maanta oo Arbacaha dagaal uu...

Laba qof oo OROMA ah oo lagu dilay gobolka Sanaag

Sanaag (ONKOD) Wararka naga soo gaaraya deegaanada maamulka Puntland ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay laba qof oo u...

Maxaa ka socda maanta magaalada Garoowe oo rabashado ay ka dhaceen ?

Garoowe (ONKOD) Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland waxaa ka soconaya dadaal lagu doonayo in lagu dejiyo xiisad...

Gabar SOOMAALI ah oo noqotay Duqa magaalo ku taala USA

St. Louis Park(ONKOD) Naadiya Maxamed oo Soomaali ah oo Noqotay Guddoomiyihii Degmo Ee Ugu Da’da Yaraa 170 oo Mareykanka...

Iska horimaad Khasaaro gastay oo Garawe ka dhacay

Muqdisho (ONKOD ) Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa sheegaya in halkaasi goordhaw ka dhacay...

WARBIXIN : Sida magaalooyinka ugu kala daran yihiin saamaynta fatahaadaha

Muqdisho (ONKOD) Roobabka Deyrta ayaa siweyn uga da’aya inta badan gobollada dalka, waxaana isasoo taraya khasaaraha ka dhashay fataado iyo...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.