image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

DENI oo ogolaaday wada- hadal uu la galo xubnaha mucaaradka

Garoowe (ONKOD ) Isimada iyo wax-garadka dhawaan ka yimid Laascaanood ee soo gaaray magaalada Garoowe ayaa wada dedaallo ay...

Somaliland & SSC – Khaatumo oo markale dagaal ku dhaxmaray Laascanood

Laascanood (ONKOD) Ciidanka SSC – Khaatumo iyo kuwa Somaliland ayaa markale lagu soo waramayaa in dagaal  ragool celis ah...

LAASCANOOD : Ciidanka SSC – Khaatumo & Somaliland oo fooda is diray markale

Laascanood (ONKOD)Duleedka magaalada Laascanood ee gobolka Sool waxaa maanta oo Arbaca ka dhacay iska hor imaad u dhaxeeya ciidanka...

Koonfur Afrika oo xiraysa safaaradda Israa’il , joojisayna xiriirka Diplomacy

South Afrika (ONKOD) Baarlamaanka Afrika ayaa u codeeyay mooshin lagu dalbanayo in la xiro safaaradda Israa’iil ee Pretoria iyo in...

Laftagareen & Xasan Sheekh maxay ku balameen si loo bedelo Dastuurka ?

Baydhabo  (ONKOD) Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxaa ka soconaya kulamo kala duwan oo looga hadlayo xaalada siyaasadeed ee...

Mooshin kale oo ka kar- karaya magaalada Nairobi ee dalka KENYA

Nairobi (ONKOD ) Wararka aan ka helayno magaalada Nairobi dalka Kenya ayaa sheegaya in halkaas ay isku aruursanayaan xildhibaano...

DOHA oo door ka cayaaraysa isu keenista Israa’iil & Xamaas

Doha (ONKOD) Waxaa soconaya dadaal lagu doonayo in lagu joojiyo dagaalada ka sii soconaya marinka GAZA halkaas oo ciidanka...

DENI oo laga guuriyaya Aqalka Madaxtooyada Garoowe ee Puntland

Garoowe (ONKOD ) Magaalada Garoowe ee caasimada maamul goboleedka Puntland waxaa ka socda dadaalada isimadu ay ku doonayaan in...

Soomaaliya oo loo kordhiyay cunaqabataynta hubka

NewYork (ONKOD) Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kordhiyay cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya ilaa dhamaadka sanadkan sida xubnha...

Xamse oo markii ugu horeysay ka degay Doolow & xaalada Gedo oo cakiran

Doolow (ONKOD) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur galayo xaaladda binu aadantinimo...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.