image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Amniga dartii oo loo baajiyay kulankii maanta Barlamaanka Puntland

Garoowe (ONKOD ) Magaalada Garoowe maanta oo isniin ah waxaa lagu aaday inuu ka furmo  kulanka Barlamaanka maamul goboleedka...

WARCUSUB : Garoowe & xaaladda maanta ay ku sugan tahay.

Garoowe (ONKOD ) Xaaladda magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa maanta ka degan  ka dib markii 24- kii...

Farmaajo oo yiri ‘’ Haloo gurmado Qoysaska daadadku ay saameeyeen ‘’

Doha  (ONKOD ) Madaxwayniii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaaho ayaa sheegay in   kuhiim ay tahay in loo gurmado...

WARBIXIN : Laftagareen oo laga dhaadhicinayo wax ka bedelka Dastuurka

Muqdisho (ONKOD) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxwaynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ka hor shirka ...

Xukun dil ah oo lagu fuliyay ninkii dilay Cabdullaahi Cali Hudey

Dhuusmareeb (ONKOD ) Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay Cabdisalaan Cali Axmed oo horey...

Maxay tahay xiisadaha dagaal ee laga soo sheegayo Puntland ?

Garoowe (ONKOD ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya xiisad salka ku haysa arrimaha doorashooyinka oo ka taagan...

Xasan Sheekh oo loo xiray waddooyinka caasimadda

Muqdisho (ONKOD ) Waddooyin muhiima ah oo ka mid ah magaalada Muqdisho maanta oo Axad ah waxaa xiray ciidamo...

DENI oo jawaab la yaab leh ka helay DANAB – ‘’Isgaa ka masuul ah...

Garoowe (ONKOD) Taliska ciidanka DANAB ayaa ka hadlay markii ugu horeysay hadal ka yeeray Madaxwaynaha waqtiga uu ka sii...

Isbitaalka Beledwayne oo u xirmay fataahadaha ka jira halkaas

Beledwayne (ONKOD )Wararka  naga soo gaaraya magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay sii kordhayso dhibaatada  fataadaha...

Israel oo gudaha u gashay Isbitaalka Al-Shifa ee Gaza

GAZA (ONKOD ) Wararka laga helayo GAZA ayaa sheegaya in ciidanka Israa’il maanta oo arbaca ah  gudaha ay u...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.