image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Shabaab oo qalgal galiyay Ganacsiga Muqdisho – Goobo la qarxiyay

Muqdisho (ONKOD )  Ganacsatada magaalada Muqdisho ayaa wajahaya qalqal xaga amniga ah ka dib markii ay soo baxeen warar...

Xabad-joojintii Gaza oo lagu daray maalmo kale

GAZA (ONKOD) Israa’il iyo Xamaas ayaa isla gartay in mudda laba maalin oo dheeri ah lagu kordhiyo heshiiskii xabbad-joojinta...

DENI oo magacaabay Guddi khilaaf oo dhameeya muranka doorashada

Garoowe (ONKOD ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa  magacaanay Guddi ka shaqaynaya dhamaynta khilaafka ka dhashay...

Geeddi Caano leh hasa yeeshee Yuusan Inoo Dhalin ‘Haamo DHiig ah

Dadka Soomaaliyeed waxay isugu sheekeeyaan inay yihiin dad caqli badan, anigu nafteyda waan rumeysanahay arrinkaas, waxaana filayaa inuu yahay...

Barlamaanka Puntland oo tuuray ka doodista xeerka doorasho

Garoowe (ONKOD ) Maanta oo Axad ah sida wararka ay sheegayaan waxaa gebi ahaanba laga saaray ka doodista xeerka doorqshooyinka...

MUQDISHO : Sarkaal Dowladda ka tirsan oo gurigiisa weerar lagu qaaday

Muqdisho (ONKOD) Sarkaal la sheegay inuu ka tirsan yahay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa la weeraray guri uu...

Waa imisa tirada Maxabiista ay sii daayeen Xamaas & Falastiin- ?

GAZA (ONKO) Markale Falastiin iyo Israa'iil ayaa is dhaafsaday maxaabiis , taas oo qayb ka ah dadaalo lagu doonayo...

Barlamaanka Puntland oo dib u dhigay meelmarinta xeerka doorashada

Garoowe (ONKOD) Buuq badan ayaa maanta oo Khamiis ah ka dhashay in Barlamaanka maamulkaas uu dood ka yeesho oo...

Ma hirgashay heshiiskii xabad –joojinta ee Xamaas iyo Israa’iil ?

GAZA (ONKOD) Wararka laga helayo marinta GAZA ayaa sheegaya in diyaaradaha israa’iil sare ay u qaadeen saacadihii la soo...

GAROOWE : Dadwayne diiday gacan ka hadlay oo isugu soo baxay waddooyinka

Garoowe (ONKOD ) Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland waxa maanta oo Khamiis ah isugu soo baxay ,...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.