image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Suuqa Bakaaraha oo xiran & ganacsato iska dhaafay Ganacsi

Muqdisho (ONKOD )  Maanta oo Isniin ah waxa gabi ahaanba xiran  goobaha  ganacsiga ee suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Arintan...

DENI ‘’ Waxa Puntland ka dhici kara doorasho qof & Cod keliya ‘’

Garoowe (ONKOD) Magaalada Garoowe ee xarunta  maamulka   Puntland  waxaa ka dhacay , kulan laba dhinac ah oo ay wada...

Israa’iil Maxaabiis ayay sii daysay kuwo kalena way xiray- LAYAAB

GAZA (ONKOD ) Ururka ay leeyihiin Maxaabiista Falastiniyiinta ayaa sheegay in Israa’iil ay sii deysay 240 maxaabiis falastiiniyiin ah...

BUUQ : Cabdi Xaashi oo loo diiday Guddoominta kulanka wadajirka labada Aqal

Muqdisho (OKOD ) Maanta oo Sabti ah waxaa buuq iyo sawaxan uu hareeryay fadhi Barlamaanka ay ku lahayeen xarunta...

DENI miyuu ogolanayaan wada hadal inuu galo ?

Muqdisho (ONKOD) Isimo    ka socda SSC- Khaatumo ayaa wada dadaal ay ku doonayaan in ay ku xaliyaan xiisada ka...

Soomaaliya oo laga qaaday cuna-qabtaytii hubka 31- sanno ka dib

NewYork (ONKOD ) Golaha  amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa 31- sanno ka dib waxaa lag qaaday cunaqabayntii hubka ahayn ...

Kenya Airways ‘’Duulimaadka Muqdisho & Nairobi waa $1050 ’’

Nairobi (ONKOD ) Kenya Airways ayaa dib u bilaabeysa duullimaadkeeda Nairobi Muqdisho oo hakadku yimid iyadoo qiimaha uu noqon...

Israa’iil oo sii daysay maxaabiis Falastiin , Caruur & haween ayaa u badan

GAZA  (ONKOD) Hay’adda ICRC ayaa  ku howlan sidii  Israa’iil iyo Falastiin ay isku dhaafsan lahaayeen maxabiista ay kala haystaan...

Gegida dayaaradaha Aden Cabdulle waxay u baahan tahay in sida loo dhaamo.

Muqdisho (ONKOD) Marka laga soo tago dhaliilo badan oo soo jireen noqday, oo aan la nool nahay, waxaan hadda...

Guddi DENI magacaabay oo la diiday – xaalada Puntland maxaa xiga ?

Garoowe (ONKOD ) Ka dib markii maalmo ka  hor Madaxwaynaha maamulka Puntland uu magacaabay Guddi ka shaqeeya xalinta khilaafka...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.