image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Barlamaanka oo lacagaha kordhistay & miisaaniyada oo la meelmariyay

Muqdisho (ONKOD) Xildhibaanada Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay miisaaniyada Dowladda Soomaaliya oo maalmahan ay dood...

Muddo kordhinta u samaystay Barlamaanka Puntland oo la diiday.

Garoowe (ONKOD) Barlamaanka maamul goboleedka Puntland oo dhawaan shaaciyay in ay sii joogi doonaan muddo sanad ah  ka dib...

Mareynkanka ma doonayo in xabad joojin ka dhaqan gasho GAZA

NEWYORK (ONKOD ) Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa  dood adag ka yeeshay xaaladda hadda ka taagan marinka GAZA...

Dagaal Jilbaha la isku aastay oo ka dhacay BAKOOL + Khasaaraha

Xudur (ONKOD ) Wararka aan ka helayno degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa sheegaya inhalkaas uu ka dhacay dagaal...

SAWIR GUUD Natiijada Kaamirooyinka goobaha ganacsiga ee Muqdisho.

Muqdisho (ONKOD) Meelo badan oo magaalada Muqdisho ah waxaa lagu dhejiyay  kaamirooyinka wax basaasa ka dib amar ka soo...

Wakiilada Puntland oo sii joogi doona sanad & DENI oo talaabo qaaday

Garoowe (ONKOD) Golaha wakiilada Puntland ayaa saaka u codeeyey in sannad kale ay sii joogaan ayna dooranayaan Madaxweynaha iyo...

Xasan muxuu ka yiri go’aanka DENI ee doorashada Puntland ?

Muqdisho (ONKOD) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey miro-dhalka dadaallada odeyaasha dhaqanka Puntland ee ku...

JUXA ‘’ Way diideen mucaaradka inay nala hadlaan ‘’

Muqdisho (ONKOD ) Maamulka hadda talada haya ,  ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin wada- hadal ay la...

MUQDISHO : Qaraxyo ka dhacay Bakaaraha & go’aan la soo saaray

Muqdisho (ONKOD ) Suuqa  Bakaaraha   ee magaalada Muqdisho ayaa maanta gabi ahaaba hawanaya ka dib ammaan darro baahsan oo ...

Hal- Qabsiga ‘’ Wixii FARMAAJO laga diiday ‘’

Muqdisho (ONKOD) Siyaasiin badan oo dagaal kula jiray xukuumadda Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxwaynihii hore ee dalka ayaa hadda weerar ku...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.