image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Ifraax Maxamuud Cumar oo ka mid ah masuuliyiinta Maxkamada Sare oo Muqdisho lagu weeraray.

Muqdisho (ONKOD )- Ifraax Maxamuud Cumar oo  ka mid ah shaqaalaha Maxkamadda Sare ee dalka ayaa caawa abaaro 07:30...

KARAASH oo yiri ‘’ DENI waa keliye taliye, digniin baa u jeedinayaa ‘’

Garoowe (ONKOD) Waxaa soo ifbaxaya khilaaf salka ku haya arrimaha doorashooyinka kaas oo u dhaxeeya madaxwayne Saciid Cabdullaahi DENI...

DENI oo dhamaystiray Guddiga Doorashada & kan Khilaafka

Garoowe (ONKOD) Madaxwayanaha maamul goboleedka Puntland ayaa lagu soo waramayaa inuu soo gaba gabeeyay la tashiyada ku saabsan guddiga...

SJS oo Muqdisho ku qabtay dood cilmiyeed ku saabsan xaaladda xuquuqul insaanka ee Soomaaliya

Muqdisho(ONKOD) Maanta waa Maalinta Xuquuqul Insaanka oo sannad walba caalamka laga xuso 10ka bisha Disembar. Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya...

120 qof oo ku dhintay ‘’daadad’’ ku dhuftay Soomaaliya.

Muqdisho (ONKOD) Waxa isa soo taraya dadka ku dhintay daadadka iyo roobabka ka da’ay meelo ka mid ah Soomaaliya...

Xarunta Barlamaanka Puntland oo quful la saaray- maanta maxaa jira ?

Garoowe (ONKOD) Maxkamada Dastuuriga ee maamul goboleedka Puntland ayaa  kala dirtay xubnaha Barlamaanka maamulkaas ka dib markii muran uu...

BOOSAASO : Waddooyin muhiim ah oo ay xireen ciidanka gadoodsan.

Boosaaso (ONKOD) Wararka laga helayo magaalada Bosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaas ay ka taagan tahay xiisad...

Fal argagax leh ayaa ka dhacay deegaano ka tirsan Galgaduud.

Dhuusareeb (ONKOD) Koox hubaysan ayaa lagu soo waramayaa in laba qof oo walaal ah ay ku dileen deegaano ka...

CALI JAYTE ‘’Macwiislayda waa in ay qabtaan Ceelbuur , Galgaduud ‘’

Beledwayne(ONKOD) Cali Jayte Cusmaan oo ah u qaabilsanahay Madaxwaynaha Soomaaliya ee arrimaha howlgalada ayaa shaaca ka qaaday in diyaar...

Muxuu yahay muranka kale ee ka jira magaalada Garoowe ?

Garoowe (ONKOD) Markii maalmo hore la dhameeyay khilaafka arrimaha doorashooyinka ayaa hadda waxaa soo baxaya warar kale oo ku...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.