image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

WARCUSUB : Kooxda AS oo weerar toos ah ka gaystay gudaha Baydhabo.

Baydhabo (ONKOD ) Kooxda Al-Shabaab ayaa weeerar ayaa weerar toos ah waxay ka fulisay  xaafado ka mid ah magaalada...

Golaha ammaanka oo qararaa xasaasi ah ka soo saaray Marinka GAZA.

NewYork (ONKOD) Golaha amaanka ee Qaramad Midoobay ayaa isku raacay qaraar ogolaanaya in gargaar Bani’adaanimo la gaarsiiyo marinka GAZA...

XOG – Khaatumo ma doonayso in xildhibaano u dirto Puntland.

Laascanood (ONKOD )  Magaalada Laascanood ee gobolka Sool waxaa maalmahan ka socday , shirar kala duwan oo u dhaxeeyay...

Mahad Salaad ma isagaa , iska tagi raba mise cadaadis baa jira ?

Muqdisho (ONKOD) Waxaa aad u soo kordhahaya warka ku saabsan in  bilowga cusub ee sanadka 2023  uu meesha ka...

Xukuumadda Xamse oo gashay heshiisyo qarsoodi ah , Farqaha la is haystaa

Muqdisho (ONKOD) waxaa soo baxaya xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka kuwaas oo samaystay kudlad ay ku midaysan yihiin isla...

DENI oo wajahaya mucaarado xooggan & isbahaysyo ka abuurmaya

Garoowe (ONKOD) Magaalada Garoowe ee Puntland waxaa ka soconaya  Ololaha doorashada oo loogu jiro hanashada kursiga madaxtinimada maamulkaas waxaana...

Maydka wasiir Khadiiyo oo maanta la keenay Muqdisho

Muqdisho (ONKOD ) maanta oo Khamiis ah waxa garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyay maydka AUN...

Firdhiye ‘’Isimada waa inay yimaadaan Laascanood ‘’- Shir muhiim ah.

Laascanood (ONKOD) Magaalada Laascanood ee gobolkaSool  waxaa lagu wadaa inuu ka dhaco shir guud oo ay leeyihiin Odayaasha iyo...

Suurtagal ma tahay in Xasan uu kala jabiyo mucaaradka?- Shirka Villa Somalia.

Muqdisho (ONKOD ) MW Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu kula kulmo xubno ka mid...

Maxkamad xukuntay in Trump uusan u tartami karin xilka madaxtinimada sanadka soo socda

Colorado (ONKOD) Maxkamadda Sare ee gobolka Colorado ayaa xukuntay in Donald Trump uusan u tartami karin xilka madaxtinimada sanadka...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.