image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Meydad laga soo saaray qabuuraha Iskool Buluusiya oo laga dhoofiyay magaalada Muqdisho

Onkod radio (Muqdisho) – Waxaa wali qabuuraha Iskuul Buluusiya ee magaalada Muqdisho ka socota in dadkii eheladooda halkaasi ku...

Dagaal culus oo ka dhacay degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose oo lagu dilay...

Onkod Radio - (Qoryooley)  Magaalada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa maanta waxaa lagu dilay taliyihii ciidamada dowlada federaalka...

Ururka suxufiyiinta SJS oo cambaareysay falkii lagu hor istaagay saxaafadda madaxa-bannaan ee kasoo warameysay...

Onkod Radio - Somali Journalists Syndicate – SJS waxay cambaareyneysaa falkii shalay lagu hor istaagay saxaafadda madaxa-bannaan ee kasoo...

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Jubbaland oo howlgalo ka dhan...

Onkod radio - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab oo ay wadaan ciidamada dowladda...

Judith Suminwa oo noqotay haweeneydii ugu horreysay ee DR Congo oo xilka loo dhaariyay.

Onkod Radio - Judith Suminwa Tuluka ayaa loo dhaariyay horraantii Arbacadii iyadoo noqotay haweeneydii ugu horreysay ee ra’iisul wasaare...

Imaaraadka Carabta oo soo dhoweeyay safiirka cusub ee Soomaaliya si uu u kobciyo xiriirka...

Onkod Radio - Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, Xuseen Xalane, ayaa maanta oo Khamiis ah warqadihiisa...

Qaar kamid ah shacabka tuulada Dameeraale ee Afgooye oo ka cabanaya AS dhibaato daran...

Afgooye - Waxaa soo kordhaysa cabashada dadka beeralayda ah ee ku dhaqan tuulada Dameeraale ee Afgooye hoos timaada. Dadkan...

Itoobiyaan lagu bireeyay Dhuusmareeb & Qoysas isaga baxsaday Galmudug.

Muqdisho (ONKOD) Warar  dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhacdo argagax leh oo xalay ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee xarunta...

Guddoomiyaha Deg. Howlwadaag Bashiir Cabdi Maxamed Xoosh oo maanta Degmada Howlwadaag ku qaabilay Masuuliyiin...

Masuuliyiintan ka socotay Hay'adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka ee (NIRA) ayaa maanta kulan wadatashi ah la yeeshay maamulka degmada...

PUNTLAND oo ‘’Jahwareer ‘’ ku keentay go’aankii SSC ee 17-da xildhibaan.

Garoowe (ONKOD)  Hoggaanka SSC Khaatumo dhawaan waxay soo saareeen go’aan ay ku sheegayaan in sanadkan deegaanadeeda Puntland aysan ka...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.