image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

MUDUG oo ay ku dagaalmeen ciidanka Dowladda & kooxda AS .

Gaalkacyo (ONKOD ) Ciidanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo kooxda Al- Shabaab ayaa lagu soo waramayaa inuu ka...

IMF ‘’ Soomaaliya waxaa la siin doonaa dayn cusub ‘’

Muqdisho (ONKOD ) Guddiga sare ee IMF ayaa si rasmi ah u ansixiyay 100 milyan oo dollar oo deyn...

PUNTLAND : Galka habraaca doorashooyinka oo la wareejiyay

Garoowe (ONKOD) Wararka  aan  ka helayno maanta oo Talaada ah magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya in halkaas...

DEG – DEG- Musharax Madaxweyne Puntland oo geeriyooday .

Garoowe (ONKOD ) Musharax Madaxweyne Puntland Suldaan Cabdicasiis Afguduud ayaa goor dhaweyd ku dhintay shilgaari oo ku galay wadada...

WARKOOBAN : Askar NISA oo lagu beegsaday maanta Muqdisho.

Muqdisho (ONKOD) Koox dhallinyara ah oo ka tirsan  ciidanka NISA ayaa maanta qarax lagula eegtay degmada Wadajir ee magaalada...

Mareykanka oo laga doonayo magdhowga rayid ay ku dileen Soomaaliya

NewYork (ONKOD) Diyaaradaha cirka ee Mareykanka ayaa meelo badan oo dalka ah waxa ay ka fuliyeen , kana fulinayaan...

Go’aano adag oo laga soo saaray doorashooyinka PUNTLAND.

Garoowe (ONKOD) Magaalada Garoowe ee Puntland waxa si aad ah ugu socda Ololaha doorashada , ee madaxtinimada maamulkaas waxaana ...

Wasiir Huruuse oo is casilay si  uu ugu tartamo hoggaanka Puntland

Garoowe (ONKOD) Wasiirkii Arrimaha dibada ee Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse ayaa is casilay xilka wasiirnimo asagoo kamid noqonaya Musharaxiinta...

Dowladda MD Xasan oo maareyn la’ dagaal beeleedyada dalka ka jira.

Muqdisho (ONKOD)- Deegaano badan oo gobolka Shabeellaha dhexe  waxaa ka soconaya , dagaalada salka  ku haya arrimaha qabaa’ilka kuwaa...

Ciidanka PMPF oo ka amar qaata DENI oo la wareegay xarunta baarlamaanka

Garoowe (ONKOD) Ciidamo ka tirsan PMPF ayaa xalay saq dhexe u daatay xarunta Baarlamanka Puntland ee Garowe iyagoo kala...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.