image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Xildhibaan Xasan Firimbi oo raali geliyay Askari uu ugu gacan qaaday gudaha xarunta Golaha...

Xildhibaan Xasan Firimbi oo katirsan Xildhibaanada golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa raali gelin ka bixiyay gacan qaadkii ugu...

Dowladda Suuriya oo saakay dhacday, soona afjartay 50 sano oo ay dalka xakumayeen qoyska...

Kooxda fallaagada Suuriya ayaa aroornimada hore ee saakay oo Axad ah sheegatay, in ay Suuriya ka xoreeyeen Bashar Al...

Shirka Garsoorka Soomaaliya oo maanta ka furmay Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daahf-uray Istaraatiijiyadda Bahda Caddaaladda Soomaaliya ee 2025-2029, kaasi...

Madaxweynaha Kuuriyada Koofureed oo raalli gelin bixiyay

Madaxweynaha Kuuriyada Koofureed Yoon Suk Yeol ayaa khudbad laga baahiyay telefishannada aroornimadi hore ee Sabtida maanta ah, raalli gelin...

Jubbaland oo shaacisay in hub culus ku garaacday diyaarad ka degi rabtay Raaskambooni

Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in gelinkii dambe ee shalay ay hubka lidka diyaaradaha ku garaceen diyaarad katimid Muqdisho,isla markaana...

Sh Shariif, Khayre iyo CC Warsame oo ka Horyimid guddiga Doorashada doorashooyinka

Dec 04  ( Onkod) War-murtiyeed ay soo saareen Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Xasan Cali Khayre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame...

Tahriibayaal Soomaali ah oo ku xirnaa Xabsiyada Liibiya oo la keenay Muqdisho

In ka badan 160 tahriibayaal Soomaaliyeed ah oo laga soo saaray xabsiyada dalka Libya oo kooxo magefayaal ah ay...

Amnesty oo Yahuuda ku eedeysay in ay xasuuq ka geystay Gaza

Warbixin ay Khamiista maanta soo saartay Hey’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International, ayaa ku eedeysay Isra’il in ay xasuuq...

Shirka golaha wasiirrada ee maanta oo looga hadlay qodobo kala duwan

hirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo...

Dowladda Dhexe oo diwaan gelin ku biloowday ciidankii kasoo goostay Maamulka Jubbaland

Dowladda Federaalka ayaa sida aan wararka ku heleyno biloowday in ay diwaan geliso boqolaal Askari oo katirsanaa Ciidanka Jubbaland,...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.