image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Turkiga u aadaya inuu la kulmo Abiy Axmed

Sida ay ilo wareedyo inoo shegeen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta la filaya inuu u dhoofo Dalka...

Maxey kawada hadleyn Danjire Fardowsa iyo xoghayaha joogtada wasaaradda arrimaha dibadda ee Yaganda ?

Magaalada Kambaala ee Caasimada Dalka Yuganda,waxaa ka dhacay kulan dhex-maray Amb. Fardowsa Maxamed oo ah Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee...

Taliyihii Kumaandooska Danab oo xilkii laga qaaday iyo Taliye cusub oo la magacaabay

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Ganeral Odowaa Yuusuf  Raage, ayaa xilkii ka qaadey Gaashaanle Carab Dheeg Axmed oo ahaa Taliyihii...

Dowladda Federaalka oo dalka ku soo celisay dhallinyaro Tahriibayaal oo ku xirnaa Suudaan

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho, laga soo dajiyay dhalliyaro ku jiray xabsiyada ku yaalla Dalka Suudaan, waxaana garoonka diyaaradaha Aadan...

Shirka Madasha Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta Soomaaliya oo lasoo xiray

Shirkaan oo muddo labo maalin ah ka socday magaalada Muqdisho ayaa waxaa looga hadlay Muhiimada Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta Soomaaliya,...

Duqa Muqdisho “Waa guul aan la iloobi karin in maanta ay dalacaad helaan 45...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta daraja dalacsiin ah oo ka...

Jubbaland oo beenisay in Itoobiya ay hub ka dejisay Magaalada Kismaayo

Wasiirka wasaaradda amniga Jubbaland Jeneraal Yusuf  Xuseen Dhumaal, ayaa been abuur ku tilmaamay hadalka kasoo yeeray Dowladda Dhexe,kaasi oo...

Xildhibaan Xasan Firimbi oo muddo labo bilood ah laga ganaaxay Fadhiyada Golaha Shacabka

Warqad kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe , ayaa lagu sheegay in labo...

Maxey tahay ujeedka uu guddoomiyaha Hay’adda Sodma u tagay Dhuusamareeb ?

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga oo ay qeyb...

Puntland oo dooneysa inay xoog ku soo furato Markab ay afduubteen burcad badeed

Dhowaan koox burcad badeedda Soomaali ah, ayaa afduubtay Markab Kalluumeysi oo laga lee yahay Dalka Shiinaha, kaasi oo burcad...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.