image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Soomaaliya oo loo doortay Guddoomiyaha Madasha Haweenka, Nabadda iyo Amniga ee Urur Gobaleedka IGAD

Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka ee Wasaaradda Qoyska ee XFS, Sacdiyo Maxamed Nuur, ayaa ka qeyb gashay kulan ka dhacay...

Taliye ku-xigeenka Booliska Soomaaliya oo ka qeyb galay shirka 48-aad ee Booliska Dalalka Carabta

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullahi Maxamed Kaniif ayaa maanta ka qeyb-galay Shirka 48-aad ee...

RW Xamsa iyo Danjiraha Qatar ee Soomaaliya oo kawada hadlay xoojinta xiriirka ka dhaxeeya...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Mudane...

Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray waddo muhiim u ah bulshada Degmada Yaaqshid

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarigga ka jaray waddada Laamiga ee...

MW Xasan Sheekh oo digniin kasoo saaray falalka maalgelinta kooxaha…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta shir guddoomiyey kulan degdeg ah oo muhiim ah kaas oo...

Dowladda Federaalka oo hub iyo ciidan hor leh geysay Magaalada Raaskambooni

Sida ay wararka sheegayaan waxaa maanta Magaalada Raaskambooni ka degay diyaarado ka baxay Muqdisho,kuwaasi oo la sheegay inay wadeen...

Madaxweynaha Kuuriyada Koofureed oo wajahaya xil ka xayuubin

Mudanayaasha baarlamaanka Kuuriyada Koofureed ayaa Arbacada maanata ah ku baaqay in xil laga xayuubiyo madaxweyne Yoon Suk Yeol, ka...

Xaalada degmada Doolow oo kacsan kaddib iska hor-imaad kooban oo ka dhacay Magaalada

Wararka inaga soo gaaraya Degmada Doolow ee Gobolka Gedo, ayaa sheegaya in xiisad u dhaxeysa Guddoomiyaha Degmada Doolow iyo...

Shariif, Cabdiraxman Cabdishakuur iyo Kheyre oo qaadacay Doorashada qof iyo cod

Siyaasiyiinta Mucaaradka dalka, ayaa markale cadeeyay mowqifkooda ku aadan doorashada qof iyo cod ee Dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh ay...

Ciidanka Koonfur Galbeed oo soo qabtay madaxii Maaliyada ee Alshabaab

Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Deeganka Buur-helede oo hoostaga Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay, ayaa...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.