image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Batuulo Gaballe oo dowladda dhexe ku Eedeysan inay beecineyso Guriga Hooyooyinka

Batuulo Axmed Gaballe Guddoomiyaha ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed oo warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay inay geeri ka xirto in...

Muxuu yahay safarka wasiirka Caafimaadka Soomaaliya uu ku tagay Dalka Ciraaq ?

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Dr. Cali Xaaji Adan ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Baqdaad  ee...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal u dhaxeeya ciidanka Dowladda iyo Jubbaland oo ka biloowday…

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal saakay ka qarxay xawaaxiga deegaanka Raaskambooni, kaasi oo u...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga

Madaxwaynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Ankara ee Dalka...

Ururuka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) oo Garoowe ku qabtay dood ku saabsan xuska maalinta Xaquuqda...

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS ayaa Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ku qabtay dood kusaabsan xuska maalinta xaquuqda Aadanaha taas...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u safray Dalka Turkiga si uu ula kulmo Abiy Axmed

Madaxwaynaha Jamhuriyadda Fedraalka ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Shiikh Maxamuud ayaa u safray Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga,...

DEGDEG:Guddoomiye Madaale oo xilka laga qaaday iyo mas’uul cusub oo loo magacaabay

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu goordhaw soo saaray xilkii ugu qaaday Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ahna Duqa...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Safiirka Shiinaha ka codsaday inay ka caawiyaan dhameystirka dhismaha Xarunta...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay...

Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray 12 waddo oo muhiim u ah bulshada D/Warta-nabada

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xarigga ka jaray 12-waddo oo...

Taliye Asad Diyaano oo la kulmay Safiirka Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo Safiirka dowlada Mareykanka u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kawada hadlay dadaalada loogu jiro...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.