image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

RW Xamsa oo farriin kulul u diray ganacsatada xiriirka la sameeya kooxda Shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, oo ka hadlayay shirweynaha iskaashiga dowladda, ganacsatada iyo bulshada ee...

Cali Jeyte oo wax laga xumaado ku tilmaamay tallaabadii ay qaatay dowladda Federaalka

Cali Jeyte Cismaan Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan, hadana ah taliyaha guud ee ciidanka deegaanka Macawiisleey, oo shir jaraa’id...

Jubbaland oo diyaarad soo saartay askartii ay ku qabatay dagaalkii Raaskambooni

Gelinkii dambe ee shalay waxaa Magaalada Muqdisho la keenay qaar kamid ah askartii Jubbaland ay ku qabatay dagaalkii ka...

Mareykanka oo soo dhoweeyey heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya ay gareen

Mareykanka ayaa Khamiistii sheegay inuu soo dhaweynayo heshiiska ay Soomaaliya iyo Itoobiya ku gaareen in lagu soo afjaro xiisadda...

Faah-faahin qarax khasaaro geystay oo lala eegtay kolonyo ay wateen ciidanka Kenya

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax lala eegtay kolonyo ay wateen ciidanka Kenya oo marayay deegaan hoostaga Magaalo...

Xasan Cali Kheyre oo sharci darro ku tilmaamay heshiiskii Madaxweyne Xasan iyo Abiy Axmed...

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, ayaa ka hadlay heshiiskii xalay Magaalada Ankara ku gaareen Madaxweyne Xasan...

Wasiirka Qaxoogita ee Afghanistan oo qarax lagu dilay

Wasiirka Qaxoogita ee Afghanistan ayaa Arbacada maanta ah lagu dilay magaalada Kabul, ka dib markii qof isa soo miidaamiyey...

Golaha wasiirrada oo Axmed Madoobe ku eedeeyay mas’uuliyada dagaalkii shalay ka dhacay Raaskambooni

Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulankoodi caadiga ahaa  ku yeeshay Magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay dagaalkii...

Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay Dagaalkii shalay ka dhacay Raaskambooni

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaarihii ka dhashay dagaalkii shalay ka dhacay Raskambooni oo ahaa Fadeexad Qaran, waxaana...

Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo heshiis ku gaaray Dalka Turkiga

Magaalada Ankara ee Caasimada Dalka Turkiga, waxaa xalay lagu soo gabe-gabeeyay wada-hadaladii u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya, ayna garwadeen...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.