image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay inay falal amni daro ah ka wada G/Gedo

Maamul goboleedka Jubbaland ayaa Dowladda Dhexe, ku eedeeyay in wali wado kala furfurida iyo qalqal gelinta amniga deegaanada maamulka...

Guddoomiyaha cusub ee G.Banaadir oo la kulmay qaar kamid ah mas’uuliyiin Dowladda Hoose ee...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee xafiiska sii baneynaya Mudane Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar...

SSC Khaatumo oo Somaliland ku Eedaysay Colaada Magaalada Ceergaabo

Waxaa Maanta deggan xaalada Magaalada Ceergaabo ee gobolka Sanaag, halkaasi oo labadi maalmood ee lasoo dhaafay ay ku dagaalamayeen...

Shirka amniga qaranka oo looga hadlay istiraatijiyada xoojinta amniga Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Qaranka oo ku qabsoomay xafiiska Amniga Qaranka. Shirkan...

Dad biyo la’aan ugu dhintay deegaano katirsan Magaalada Wajeer

Guud ahaan roobabkii deyrta ee laga filayay inay ka da’aan Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya, ayaa waxaa ku...

Shirweynaha 15-aad ee daraasaadka Soomaaliya oo ka furmay Magaalada Muqdisho

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho, ka furmay shirweynaha 15-aad ee Ururka Caalamiga ah ee daraasaadka Soomaaliya. Shirka ayaa waxaa daah-furay Madaxweynaha...

Wararkii ugu dambeeyay kooxo hubeysan oo wiil dhallinyaro ah ku dilay Magaalada Muqdisho

Faaf faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya rag hubeysan oo xalay wiil dhallinyaro ah ku dilay Degmada Deyniile ee...

Sirdoonka Jubbaland oo soo bandhigay ruux la sheegay inuu Bambo gacmeed ku weeraray isbitaalka...

Ciidanka Nabadsugida ee Maamulka Jubbaland, ayaa magaalada Kismaayo ku soo bandhigay shaqsi ay ku Eedeyeen inuu katirsan yahay Al-shabaab,...

Maxaa looga hadlay kulankii golaha wasiirrada ee xalay ka dhacay Muqdisho ?

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xalay  yeeshay kulan gaar ah, oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka,...

DEGDEG: Ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC Khaatumo oo ku dagaalamaya Magaalada Ceergaabo

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Ceergaabo ee gobolka Sanaag, ayaa sheegaya in Iska horimaad labo ciidan uu kasocda magaalada...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.