image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

MW Xasan Sheekh oo xalay kulan casho ah u sameeyey aqoonyahanadii ka qeyb galay...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa casho sharaf ku maamuusay aqoonyahannada, cilmi-baarayaasha iyo mas’uuliyiinta ka qeyb-galay...

Madaxweynaha Faransiiska oo booqanaya dalalka Jabuuti iyo Itoobiya

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa Jimcaha u safri doona dalka Jabuuti, halkaasi oo uu kula casheyn doono ciidamada Faransiiska...

Dowladda Soomaaliya oo 147 muwaadin oo ku xirnaa xabsiyada Libiya dib ugu soo celisay...

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay 147  muwaadiin oo ku xirnaa xabsiyada Dalka Liibiya, kuwaasi oo...

RW Xamsa “Waxaan rabnaa in xoogga la saaro sidii Baasaboorkeennu ula tartami lahaa kuwa...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo ka hadlayay munaasabada xil wareejinta agaasimaha Hay’adda socdaalka iyo...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo gaaray Magaalada Baydhabo

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa...

RW Xamsa oo sheegay in guddoomiyaha G.Banaadir wixii hadda ka dambeeya lasoo magacaabi doonin

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo ka hadlayay munaasabad uu xilka kula wareegayay guddoomiyaha cusub...

Bashar Al-Assad oo faahfaahin ka bixiyay qaabkii uga baxay Suuuriya

Barta ay madaxtooyada Suuriya ku leedahay Telegram-ka ayaa la soo dhigay qoraal loo aaneynayo ama la sheegay inuu yahay...

Madaxii Nukliyeerka ee Ruushka oo lagu dilay qarax ka dhacay Dalkaasi

Madaxa ciidamada difaaca Nukliyeerka, iyo kiimikada ee Ruushka, Lt. Gen. Igor Kirillov, ayaa lagu dilay subaxnimadii maanta qarax ka...

MW Xasan Sheekh oo la kulmay wakiilka gaar ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee dowladda Shiinaha Wakiilka...

Muxuu kala hadlay Guddoomiye Cabdi Xaashi guddiyada ku howlan dib-u-eegista Dastuurka ?

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.