image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Maxey tahay heshiiska ay kala saxiixdeen hay’adaha SoDMA iyo NIRA ?

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) iyo Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta (NIRA) ayaa kala saxiixday heshiis wadashaqayn ah oo ku saabsan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in 56 kaddib dalka ay ka dhaceyso doorasho qof...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo maanta ka hadlayay munaasabad lagu xusayay sanad guurada 81-aad ee aas-aaska ciidanka booliska soomaaliyeed...

Siciid Deni oo ku dhawaaqay in Puntland ay sameysan doonto lacag u gaar ah

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta ka hadlayay munaasabad ka dhacday Magaalada Garoowe, ayaa ka hadlay...

Dabley hubyesan oo ciidamo ku dilay dowlad deegaanka Soomaalida

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar maleeshiyaad hubeysan ay ka geysteen deegaanka Dacawaley oo katirsan gobolka Faafan ee...

Muxuu kala hadlay Madaxweyne Xasan Sheekh ganacsatada uu xalay la kulmay ?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay casho sharaf la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey sida...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wasiirka waxbarashada Daka Aljeeriya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Aljeeriya Kamel Badari...

Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo maanta kala saxiixday heshiisyo kala duwan

Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa maanta magaalada Muqdisho ku kala saxiixday heshiisyo iskaashi oo ku saabsan dhinacyada Difaaca, Cilaaqaadka,...

Wefdi uu hoggaaminayo wasiirka amniga Soomaaliya oo gaaray Magaalada Garbahaareey

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa maanta gaaray magaalada Garbahaareey...

RW Xamsa oo gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan gaar ah la qaatay safiirka Dalka Suudaan u fadhiya...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Siihayaha Safaaradda dalka aan walaalaha nahay ee Suudaan Mudane Cammaar...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.