image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

RW Xamsa oo la kulmay Guddiga madaxa bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Madaxa bannaan ee...

Muxuu kala hadlay madaxweyne Xasan Sheekh safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya ?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Mudane Pier...

DEGDEG:Dagaal u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo ciidanka Itoobiya oo ka socda Degmada Doolow

Wararka inaga soo gaaraya degmada Doolow ee gobolka Gedo, ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidanka xoogga dalka iyo...

Muqdisho oo laga shiday shumicii Wacyigelinta xuquuqda Aadanaha ee Ololaha Baraarug

Muqdisho –  10 Disember oo ah maalinta caalamiga ah ee loo asteeyay  maamuusidda xuquuqda Aadanaha ayaa noqotay maalintii  laga...

RW Xamsa oo isku-shaandheyn ku sameeyay xubno katirsan golaha wasiirada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabis iyo isku-shaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah...

Wasiir Fartaag oo kulamo kala duwan kawada degmada Garbahaareey ee gobolka Gedo

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa kulamo la qaatay...

Jubbaland oo wasiirka amniga gudaha ee XFS ku eedeysay inuu colaad ka hurinayo gobolka...

Xili wefdiga uu hoggaaminayo wasiirka amniga gudaha ee Soomaaliya Cabdulaahi Sheekh ismaaciil ( Fartaag), ay ku sugan yihiin degmada...

Ciidanka daraawishta koonfur galbeed oo gadooday 24 saacna u qabtay Laf-gareen +sababta

Ciidana daraawishta maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka gadooday xafladii sanad guurada 6-aad ee madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen, taasi oo dhowaan...

DF Somalia oo la wareegtay xilka Guddoomiyaha Ciidanka Heeganka ah ee Bariga Afrika

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda Rwanda kala wareegtay Hoggaanka Ciidanka Heeganka ee Bariga Afrika (EASF) oo ah urur goboleed...

Deni oo xariga ka jaray xarunta cusub ee bangiga dowlad goboleedka Puntland ee Boosaaso

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xariga ka jaray dhismaha cusub ee Bangiga Dowladda Puntland laanta magaalada Boosaaso ee...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.