image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Dowladda Soomaaliya oo cadeeysay in Itoobiya marin badeed laga siinayo badda Cas

Dowladda  Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Itoobiya ay marin badeed ka heleyso bada Cas iyo Dekad ganacsi u hesho. Axmed...

Dad ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay dalka Kazakhstan

Tobaneeyo qof ayaa ku dhintay kadib markii diyaarad rakaab ah oo ay saarnaayeen 67 qof ay ku burburtay dalka...

Taliyaha Booliska Soomaaliya Asad Diyaano oo soo dhaweeyey saraakiil soo qalin-jabiyay

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku soo dhaweeyey Saraakiil kasoo qalin jabiyey waxbarashada...

Maxay Eritrea uga soo horjeesatay heshiiskii dhex-maray Itoobiya iyo Soomaaliya?

Dowladda Eritrea ayaa walaac ka muujisay is-fahamkii dhawaan dhexmaray dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya, kaas oo xal loogu raadinayey khilaafka...

Soomaaliya iyo Itoobiya oo kawada hadlay dhameystirka qodobadkii kasoo baxay shirkii kadhacay Ankara

Waxa maanta Magaalada Addis ababa kulan ku yeeshay wasiir dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Itoobiya, waxa uuna...

Madaxweyne Bill Clinton oo cisbitaal la dhigay

Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Bill Clinton, ayaa la dhigay isbitaal kaddib markii ay xummadi la soo daristay, sida uu...

Masar oo cadeysay in ciidankeeda ay ku biirayaan howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya

Magaalada Qaahira ee caasimada Dalka Masar, waxaa kulan ku yeeshay wasiirada arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Masar, waxa ayna...

Ciidanka ammaanka Galmudug oo soo qabtay nin xalay dilay askari kale

Ciidamada ammaanka ee maamulka Galmudug, ayaa howlgal ay ka sameyeen Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud, waxa ay ku...

Taliye Asad Diyaano oo la kulmay Taliyaha Booliska ciidamada Qaramada Midoobay..

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa la kulmay Mohammad Jamil Yousef oo ah Taliyaha Booliska...

Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya oo kulan muhiim ah la leh dhiggiisa dalka Masar

Wefdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, oo shalay gaaray magaalada Qaahira ee caasimada dalka...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.