image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ee Golaha Shacabka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhaweeyey Dalka Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Jabuuti...

Wasiir Karoore “dadkii dilay askarta qaranka waa la yaqaan, sharciga ayaana la horkeeynaya”

Wareeto kasoo baxday xafiiska wasiirka wasaarada arrimaha gudaha ee Hir-shabeelle, ayaa waxaa shaqada looga joojiyay guddoomiyihii degmada Ceel-baraf ee...

Lafta-gareen oo la kulmay Taliye ku-xigeenka ciidanka Booliska Soomaaliya

Taliye ku-xigeenka ciidanka Booliska Soomaaliya General Kaniif Cabdullaahi oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ee gobolka Baay, ayaa la kulmay...

Golaha ammaanka oo ansixiyay howlgalka cusub ee Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa xalay meel mariyay qaraar qabyo ah oo lagu dhisayo howlgalka taageerida iyo xasilinta...

DEGDEG: Dagaal ka socda deegaan ku yaala gobolka Mudug

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal ka qarxay waaberigii hore ee saakay galbeedka gobolka Mudug, kaasi oo u...

FAALLO: Aaway dadkii dabka colaadda baqtiin jiray? Yaase daan walba oo ay Soomaalid degto...

Waxaa ayaandarro iyo ah in maanta oo la joogo xilli la dhihi karo Soomaalida aqoon diimeed iyo mid maaddiba...

Jubbaland oo wax laga xumaado ku tilmaamtay talabaadii ay qaaday Dowladda Federaalka

Maareeyaha garoonka diyaaradaha ee maamulka Jubbaland Cabdirisaaq Sheekh Aadan, ayaa waxa lagu xumaado ku tilmaamay xayiraadii ay dowladda federaalka...

Maxey kawada hadley madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa dalka Eritrea ?

Magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea waxaa kulan ku yeeshay adaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalkaasi Isaias...

Taliyaha Booliska Soomaaliya oo la kulmay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka qaranka

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka, waxaa maanta kulan ku yeeshay taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya Sareeyo Guuto Asad Diyaano iyo...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.