image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Fanaanadda caanka aheyd ee Luul Jaylaani oo ku geeriyootay dalka Mareykanka

Alle hau naxariisto waxaa xalay Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ku geeriyootay fanaanadii qaranka Soomaaliyeed Luul...

Daacish oo weerar is qarxin ah iyo dagaal toos ah ku qaaday ciidanka Puntland...

Warar dheeraad dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal deegaanka Dharjaale ee gobolkaBari saaka ku dhexmaray ciidanka Puintland iyo Kooxda...

Dowladda Burundi oo Soomaaliya ku eedeysay inay ku sameysay khiyaano

Burundi ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeysay inay ku sameysay khiyaano markii laga waayay liiska wadamada loo ogolaaday inay ka...

Muxuu kala hadlay duqa Muqdisho madaxda ka socotay hay’adda TIKA ?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay...

RW Xamsa oo xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub iyo Wasiirkii hore ee Batroolka...

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay ansixisey heshiisyo iyo...

Soomaaliya oo xaqiijisay in Burundi ay la baxeyso ciidankeeda iyo farriin ay u dirtay

Soomaaliya ayaa codsi u dirtay dowladda Dalka Burundi si ay Soomaaliya ugu soo dirto koox farsamo oo ka shaqaysa...

Maxey kawada hadleyn Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti ?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Jabuuti dhiggiisa dalkaas Ismaaciil Cumar Geelle. Labada...

Ciidanka Burundi oo ka haray howlgalka cusub ee Soomaaliya & sababta ka dambeysa

Marki ugu horeysay dowladda Burundi ayaa sheegtay in ciidankeeda ay ka hareen howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya,...

In ku dhaw 124 oo la xaqiijiyay inay ku dhinteen shil diyaradeed oo ka...

Diyaarad siday 181 qof oo rakaab ah ayaa ku burburtay garoon diyaaradeed oo ku yaalla dalka Kuuriyada Koonfureed, waxaana...

Labo kamid ah raggii ka dambeeyey dilka askartii dowladda ee Ceel-baraf oo gacanta lagu...

Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Dhexe Maxamuud Maxamed Nuur oo la hadlay warbaahinta Qaranka, ayaa sheegay in qaar kamid ah maleeshiyaadkii...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.