image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Muxuu madaxweyne Xasan kusoo arkay xerada Kumaandooska Turkiga ?

Ankara (Onkod Radio) – Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo weli booqasho ku jooga dalka Turkiga ayaa kormeer ku...

Maxaa looga hadlay shirkii madaxda IGAD ee Nairobi?

Nairobi (Onkod Radio) Madaxweynayeyaasha iyo wakiilada qaar kamid ah waddamada Urur Gobboleedka IGAD oo maanta kulankii 39-aad ee aan...

Sawirro: Xil-wareejin maanta ka dhacday xafiiska Xamza

Muqdisho (Onkod Radio) – Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Abuukar Subeer ayaa maanta xilka...

Muxuu Xasan Sheekh ka yiri wada-hadal lala galo Al-Shabaab ?

Ankara (Onkod Radio) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inaysan xilligan Soomaaliya joogin marxalad ay kula xaajooto...

DFS oo ku dhawaaqday howlgal culus oo ka dhan ah burcadda MUQDISHO

Muqdisho (Onkod Radio) – Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta ku dhawaaqay howlgal ka dhan ah burcadda hubeysan ee dhaca...

500 oo qof oo Haraad iyo Gaajo ugu geeriyooday Baardheere

Muqdisho (Onkod Radio) – Xaaladda abaareed ee haatan ka jirta Soomaaliya ayaa marba marka ka dambeysa kasii dareysa, iyada...

Safarka Xasan Sheekh ee Ankara iyo qorshaha xakameynta Qatar

Muqdisho (Onkod Radio) –Isbedelkii ka dhacay Soomaaliya 15-kii, May ee sanadkan waxa uu soo jiitay indhaha dalal badan oo...

Ruushka oo loogu baaqay in uu is hortaago in la dilo laba nin oo...

Muqdisho (Onkod Radio) – Maxkmadda Xuquuqda Aadanaha ee Yurub ayaa ugu baaqday Ruushka in uu is hortaago in dil...

Dil arxan darro ah oo ay geeysteen ciyaal weero oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio) – Axmed Maxamed Nuur, waa abaaha dhalay Xamaada, oo si arxan darro ah, ay ugu dileen...

Dood dheer kadib baarlamaanka oo ansixiyay miisaaniyada sanadka 2022

Muqdisho (Onkod Radio) – Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan wada-jir ah yeeshay ayaa...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.