image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Imran Khan oo guul lama filaan ah ka gaaray siyaasadda Pakistan

Raysul wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa dib u soo cusbooneysiiyey baaqiisii ahaa in doorashada wakhtigeeda laga soo...

Madaxweyne ku baaqay in diinta Islaamka la waafajiyo nidaamka dalkiisa

Muqdisho (Onkod Radio) — Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ka codsaday saraakiisha inay sare u qaadaan dadaallada ku saabsan...

Somaliland oo BBC-da ka mamnuucday deegaannadeeda

Muqdisho (Onkod Radio) – Somaliland ayaa maanta ku dhowaaqday in gebi ahaan deegaannadeeda ay ka mamnuucday laanta afka Soomaaliga...

Diyaarad Ku Burburtay Garoonka Diyaaradaha Ee Aadan Cadde

Muqdisho (Onkod Radio) – Shil diyaaradeed ayaa maanta ka dhacay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo...

Maxay yihiin ciidamada ay Ethiopian Airlines kasoo dejisay Muqdisho?

Muqdisho (Onkod Radio) –Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa Muqdisho kasoo dejisay ciidamo ay Dowladda Nigeria usoo dirtay Soomaaliya, kuwaas oo...

Arrinta Mo Farah oo waji cusub yeelatay iyo booliska oo baaritaan billaabay

Muqdisho (Onkod Radio) – Waxaa xalay UK laga sii daayay muuqaal dukumintari ah oo laga sameeyay orodyahanka Mo Farah...

Biyo dhaamin loo sameeyey dadka abaaruhu saameeyeen ee Badhan

Ururka Daryeel Foundation ayaa magaalada Badhan ee gobalka Sanaag ka billaabay biyo dhaamin ay u samenayaan dadka ay sameeysay...

Maxaa lagu arkay guriga ninka dilay Shinzo Abe ?

Japan (Onkod Radio) Raysal wasaarihii hore ee Japan Shinzo Abe ayaa laba jeer qoorta laga toogtay mar uu khudbad...

Daawo Sida loo toogtay R/wasaarihii hore ee Japan oo maanta la khaarajiyay

Japan (Onkod Radio) Ra'isulwasaarihii hore ee Japan, Shinzo Abe, ayaa maanta toogasho lagu dilay isagoo jeedinaya khudbad. Wuxuu ka qeybgalayay...

Madaxweyne Xasan oo dalka dib ugu soo laabtay, farriina u direy shacabka

Muqdisho (OnkodRadio) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo casuumaad rasmi ah ku joogay...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.