image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Maxay ka wada-hadleen Sheekh Aadan Madoobe iyo Lafta Gareen?

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, Cabdicasiis Lafta Gareen oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa...

Rooble Iyo Xamsa, oo si wadajir ah u booqday xarunta cusub ee xukuumadda

Muqdisho (Onkod Radio) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo Ra’iisul Wasaaraha xilka wareejinaya Maxamed Xuseen...

War ka soo kordhay askerigii Soomaaliga ee u xirnaa dilka haweenay Australian ah

Muqdisho (Onkod Radio) – Askari hore uga ka tirsanaa booliska  Minneapolis oo  loo xiray inuu sannadkii 2017-kii toogtay haweenay...

Jabuuti oo u dabaaldegtay sanadguuradii 45-aad ee xoriyadda

Jabuuti (Onkod Radio) – Maanta waxaa dalka Jabuuti looga dabbaal dagayaa sanad guurada 45-aad ee ka soo wareegtay maalinta...

Villa Somalia oo war cusub kasoo saartay soo celinta dhallinyarada ku maqan Eritrea

Muqdisho (Onkod Radio) – Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdikariin Cali Kaar, oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada, ayaa ka...

Baabuur ay la socdeen wariyeyaal iyo askar oo lagu qarxiyay Matabaan

Matabaan (Onkod Radio) – Faah faahino kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax saaka ka dhacay duleedka...

Madaxtooyada oo xog cusub ka bixisay xaaladda caafimaad ee madaxweyne Xasan

Muqdisho (Onkod Radio) – Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdikariin Cali Kaar, oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada, ayaa ka hadlay...

Siyaasi ka tirsan xisbiga dowladda Kenya oo Soomaalida ka raalligeliyay arrin laga carooday

Nairobi (Onkod Radio) – Murashaxa xilka Barsaabka Nairobi iyo duqa magaalada caasimadda ah ugu tartamaya xisbiga talada haya ee...

Muxuu madaxweyne Biixi ka yiri wada-hadallada Somalia iyo Somaliland?

Hargeysa (Onkod Radio) –Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo khudbad ka jeediyey munaasabad ka dhacday magaalada Hargeysa, isla-markaana lagu...

Waa kuma maxbuuska ku xirnaa xabsiga Guantanamo ee ku laabtay Kabul?

Muqdisho (Onkod Radio) – Assadullah Haarun, oo ahaa maxbuus ku xirnaa xabsiga Guantanamo oo hadda la sii daayay ayaa...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.