image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Itoobiya oo shaacisay tirada askarta looga dilay dagaalkii xuduudda ee Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) – Sarkaal sare oo ka tirsan militariga Itoobiya ayaa ka hadlay weerarkii ay Al-Shabaab ku qaaday...

Ukriane iyo Ruushka oo arrin muhiim ah ku heshiiyay

Muqdisho (Onkod Radio) – Heshiis u dhexeeya Ukraine iyo Ruushka oo ogolaanaya in qamadida laga dhoofiyo dekedaha badda madow...

Al-Shabaab oo guul weyn ka sheegtay dagaalkii Liyuu Boolis soona bandhigay Sawirro

Muqdisho (Onkod Radio) – Kooxda Al-Shabaab, ayaa markii ugu horreysay ka hadashay weerarkii ay ku qaadeen degmooyinka Yeed, iyo...

Abaarta Soomaaliya: “Labo carruur ah ayaa waddada iiga soo dhimatay”

Muqdisho (Onkod Radio) – Waxa sii kordhaya tirada dadka ka cararraya deegaannada ay sida ba’an u saameysay abaarta ku...

Haweeney u dhalatay dalka Hindiya ayaa sheegtay inay is guursatay

New Delhi (Onkod Radio) – Kshama Bindu, oo 24 sanno jir ah, u dhalatay dalka hindiya, ayaa sheegtay inay...

Raila Odinga: Looma turi doono cid kasta oo lagu helo musuq maasuqa

Nairobi (Onkod Radio) – Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya, Raila Odinga, ayaa sheegay inaan cidna looga turi doonin ololaha ka dhanka...

Waddanka Sri Lanka oo yeeshay madaxweyne cusub, kaddib markii uu cararay Gotabaya

Baarlamaanka Sri Lanka ayaa madaxweyne cusub u doortay Ranil Wickremesinghe oo ahaa Ra’iisul Wasaaraha dalkaas. Ranil Wickremesinghe ayaa helay 134...

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta eedeeysane ku xukuntay dil toogasho ah

Maxkamadda Ciidamada, ayaa ku xukuntay Dil-toogasho ah, Maxamed Aadan Maxamed Cali “Gaduudow” oo lagu eedeeyay Dilka AUN Marxuum Saciid...

Maxay tahay sababta ay booliiska u xireen Ilhaan Cumar ?

Washington DC (Onkod Radio) – Ugu yaraan 17 xubnood oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga ee Congress-ka Mareykanka ayaa...

Wada-hadalladii Muuse Biixi iyo mucaaridka oo fashilmay iyo waxa ka dhalan kara

Hogaanka xisbiyada mucaaradka Somaliland ee Waddani iyo Ucid ayaa ku dhawaaqay inay gebi ahaanba bur-bureen wada-hadaladii u dhaxeeyay xukuumadda...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.