image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Maxkamadda ciidamada oo xukuntay Basaaskii ugu xirfadda badnaa ee Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) – Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida, ayaa xukun adag ku ridday Cabdirisaaq Cabdullaahi Axmed...

Diyaarad sidday khaadka Kenya oo Muqdisho ka soo degtay

Muqdisho (Onkod Radio) – Muqdisho ayaa la sheegaya in diyaaraddii ugu horreysay ee sida qaadka Miirowga ay ka dagtay...

Booliska Soomaaliya ayaa maanta u hanjabay Warbaahinta iyo Weriyaasha ka howl gala Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio) – Booliska Soomaaliya, ayaa soo saaray warqad hanjabaad ah, oo loogu hanjabayo Warbaahinta iyo Weriyaasha, ka...

Ra’isiisul Wasaare Xamza Barre, oo tallaabo qaaday, kadib weeraradii Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta qaaday tallaabo deg-deg ah, kadib...

Ciidamada Puntland oo Howlgallo Ka Fuliyay Buuraleyda Gobolka Bari

Muqdisho (Onkod Radio) – Ciidamada dowlad goboleedka Puntland ayaa howlgallo ka dhan ah Al-shabaab waxaa ay ka fuliyeen dhulka Buuraleyda...

Booliska gobolka Banaadir oo toogasho ku dilay xubin ka tirsan Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo xalay ciidamada Booliska gobolka Banaadir,...

Kenya oo maanta bilaabeyso duulimaadyada qaadka ee Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) – Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in maanta dowladda Kenya ay si rasmi ah u bilaabeyso dhoofinta...

Wareysi: Guddoomiyaha Yeed oo macluumaad dheeraad ah ka bixiyay duullaanka Al-shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) –  Guddoomiyaha deegaanka Yeed ee gobolka Bakool Cabdisalaam Duwane Cumar ayaa VOA u sheegay in dagaalkii...

Hogaamiyayaasha Afrika oo soo dhaweeyay heshiis ay gaareen Ukraine iyo Ruushka

Muqdisho (Onkod Radio) –  Hoggaamiyayaasha Koonfur Afrika, iyo Ivory Coast, ayaa soo dhoweeyay heshiis ay kala saxiixdeen Ukraine, iyo...

Ururka Waddamada Bariga Afrika oo ka dooday codsiga xubinnimada Soomaaliya

Aruusha Tanzania (Onkod Radio) – Dawladda Soomaaliya ayaa olole xooggan ugu jirta sidii loo ansixin lahaa inay ku biirto ururka...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.