image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Haweeneydii ka careysiisay Shiinaha oo ka duushay Taiwan

Afahayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi ayaa soo afjartay booqashadii ay ku joogtay jasiiradda Taiwan. Pelosi ayaa diyaarad ka duushay...

Ciidanka Xoogga oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Shabeellaha Hoose

Muqdisho (Onkod Radio) – Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan gobolka Shabeellaha hoose ayaa howlgallo ka dhan ah...

Maxay tahay digniinta uu Mareykanka kasoo saaray Kenya?

Muqdisho (Onkod Radio) – Safaaradda Mareykanka ee dalka Kenya ayaa uga digtay muwaadiniinteeda inay u safraan magaalada ku taallada...

Haweeney Soomaaliyeed oo Holland Lagu Xukumay Taageeridda Al-shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) – Dowladda Holland ayaa waxaa ay xukun ku ridday Haweeney Soomaaliyeed, oo haysata dhalashada dalkaas, kadib...

Golaha Wasiirada oo lagu dhawaaqay (Akhriso liiska)

Muqdisho (Onkod Radio) –  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa goordhow shaaciyey liiska Golaha Wasiirada xukuumaddiisa ee muddada...

Mareykanka oo duqeyn ku dilay hoggaamiyihii Al-Qaacida Ayman al-Zawahiri

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xalay Aqalka Cad kaga dhawaaqay in Mareykanka uu Sabtidii duqeyn cirka...

Tirada golaha wasiirada, wasaarado la baabi’iyey iyo kuwo cusub oo lasoo kordhiyey

Muqdisho (Onkod Radio) – Ra’iisul Wasaraaha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa goordhow ku dhowaaqaya golihiisa wasiirada cusub ee muddada...

Hirshabelle oo magacaawday Gole Wasiirro oo ka kooban 80 xubnood

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha maamul goboleedka HirShabeelle Cali Cabdullaahi Guudlaawe ayaa ugu dambeyn magacaabay golihii wasiirrada ee ugu horreeyey...

Golaha Wasiirada cusub ee DF oo lagu dhawaaqayo

Muqdisho (Onkod Radio) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu...

Qarax lagu dilay Wasiir iyo wiilkiisa iyo dad shacab ah oo ka dhacay Baydhabo

Muqdisho (Onkod Radio) – Wasiirkii Cadaaladda Maamulka Koonfur Galbeed Xasan Ibraahim Lugbuur, xubno ka mid ah qoyskiisa iyo dad...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.