image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Madaxweynaha maamulka Koonfur oo gaarey magaalada Addis Ababa

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdulcasiis Xasan Maxamed, ayaa gaarey magaalada Addis Ababa, ee...

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada ayaa gaaray Cadaado

Muqdisho (Onkod Radio) – Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani'aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur...

Soomaaliya oo si buxuda u taageertay Shiinaha kaddib tallaabadii ay qaadday Pelosi

Muqdisho (Onkod Radio) – Dowladda federalaka Soomaaliya ayaa si buuxda u taageertay siyaasadda “Hal China” xilli xiisad xooggan ay ka...

Jilaa 30 sano la raadinayay haddana filimada ku jiray

Om Prakash - oo sidoo kale loo yaqaan Pasha - ayaa ku soo baxay liiska "dembiilayaasha loogu doonista badan...

Yaasiin Farey oo jawaab culus soo saaray kadib qoraalkii kasoo baxay xildhibaanada Mareexaan

Muqdisho (Onkod Radio) — Xildhibaan Yaasiin Farey oo Agaasime ku meel gaar ah ka soo noqday hey’adda Nabad sugidda...

Maraykanka oo gantaallo ka iibinaya Sucuudiga

Muqdisho (Onkod Radio) — Waaxda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka ayaa fasaxday iibka 300 oo batari oo ah gantaalaha Patriot...

Shiinaha oo tallaabo millateri qaaday iyo Maraakiibta dagaalka ee Mareykanka oo u dhaqaaqay Taiwan

Muqdisho (Onkod Radio) – Kooxaha u dooda xuquuqda aadanaha ayaa sheegay in Iiraan ay aad u fuliso xukunnada dilka ah....

Shiinaha oo tallaabo millateri qaaday iyo Maraakiibta dagaalka ee Mareykanka oo u dhaqaaqay Taiwan

Muqdisho (Onkod Radio) – Ciidamada militariga Shiinaha ayaa bilaabay dhoolatus militari oo ay ku jiraan rasaas toos ah oo...

Wariye Cali Muuse Cabdi oo ku geeriyooday dalka Talyaaniga

Muqdisho (Onkod Radio) – Allaha u naxariistee waxaa maanta dalka Talyaaniga ku geeriyooday wariyihii caanka ahaa Cali Muuse Cabdi oo...

Culimada dowlad deegaanka oo soo saaray baaq ka dhan ah Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) – Shir ay isugu yimaadeen culumaa’uddiinka ugu caansan gayiga Dowlad-deegaanka Soomaalida ee Itooboya, ayay gababadiisii ay ka...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.