image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Somaliland oo xir xirtay siyaasiyiin horleh iyo shir u socdo mucaaradka iyo xukuumadda

Hargeysa (Onkod Radio) — Wararka laga helayo Somaliland ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo magaalada Hargeysa...

Yoweri Museveni, wuxuu si cad u sheegay in dalkiisa uusan awood buuxda oo dhaqaale...

Muqdisho (Onkod Radio) — Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ka hadlay dhibaato ka haysato la dagaalanka kooxda Al-Shabaab ee...

Islamic Jihad oo guul ka sheegatay dagaalkii Qaza ka dib xabad joojintii ay wada-gaareen...

Gaza (Onkod Radio) — Warshadda Korontada ee kaliya ee ku taal Qaza ayaa dib u bilowday shaqadeeda koronto dhalinta,...

Kate Foster oo u hambalyesay golaha wasiirrada Soomaaliya ee la ansixiyey

Muqdisho (Onkod Radio)— Safiiradda Ingiriiska u fadhisa Soomaaliya, Kate Foster, ayaa u hambalyeysay golaha wasiirrada ee cusub ee xukuumadda...

Maraakiibta dagaalka ee Shiinaha iyo Taiwan oo badweynta isku eeganaya

Muqdisho (Onkod Radio)— Maraakiibta dagaalka ee Shiinaha iyo Taiwan ayaa isku eeganaya badweynta, kahor inta aanu soo gabagaboobin afar...

Shiinaha oo soo dhoweeyey mowqifka dowladda Soomaaliya ee xiisadda Taiwan

Muqdisho (Onkod Radio)— Safaaradda dowladda Shiinaha ee Soomaaliya, ayaa soo dhoweysay mowqifka ay ka qaadatay dowladda Soomaaliya xiisadda ka...

Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay maalinta ansixinta Wasiirrada

Muqdisho (Onkod Radio) – Guddoonka golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay goorta codka kalsoonida loo qaadayo golaha wasiirrada...

Stop singing! Police ends Bangladeshi star Hero Alom’s musical career as he is out...

Bangladesh (Onkod Radio) –  Bangladeshi singer-actor Hero Alom, who has a huge fan-following on the internet, was hauled in...

Fannaan ay booliska u xireen cod xumo aawgii

Bangladesh (Onkod Radio) –  Ashraful Alom Saeed alias (Hero Alom), oo ah fannaan reer Bangladesh, ah ayaa xabsiga loo...

Bandhig aan horay loo arag oo laga sameeyay taariikhda Rasuulka

Sucudiga (Onkod Radio) – Madxafka Sacuudiga ayaa isticmaalaya muuqaallo laga sameeyay farshaxameyn casri ah oo lagu sawirayo dhacdo muhiim...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.