image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Xukuumadda cusub ayaa kala baddeshay wasiirro dhoowr ah

Muqdisho (Onkod Radio) — Qaar kamid ah Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xilka la wareegay...

SPARK oo taageeraysa kasoo kabashada COVID-19 ee dhaqaalaha Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) — Soomaalidu waxay wajahayeen sannado badan dhibaatooyin, waxyaabo deegaan ahaan dhib badan oo cimilada ka dhashay...

Maraykanka oo Ukraine ugu deeqaya hub qiimihiisu gaarayo illaa $1 bilyan

Washington (Onkod Radio) — Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay Isniintii maanta ahayd inay dalka Ukraine ugu deeqi doonto, hubkii ugu...

Ilaalada xeebaha Turkiga oo soo badbaadiyay Muhaajiriin

Ankara (Onkod Radio) — Ciidamada Ilaalada xeebaha Turkiga ayaa soo badbaadiyay muhaajiriin ay ciidamada Gariigga dalkooda ka soo celiyeen,...

Al-Shabaab oo weeraro ka fulisay Kenya, xilli ay ka billowdeen doorashooyinka

Kenya (Onkod Radio) — Wararka laga helayo gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay...

Xildhibaan Odawaa ayaa diiday guddi maanta lagu daray

Muqdisho (Onkod Radio) — Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, ayaa diiday guddi maanta lagu daray oo ahaa baarista fowdadii...

Xasan iyo Yoweri maxaa kasoo baxay wada hadalladoodii

Kampala (Onkod Radio) — Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan booqasho rasmi ah ku joogo magaalada Kampala...

FBI-da oo baaris ku sameeyey guriga uu deganyahay Trump

Washington (Onkod Radio) — Saraakiil ka tirsan hay'adda FBI-da Maraykanka ayaa la sheegay inay baadhis ku sameeyeen qasri weyn...

Deg Deg, Aadan Madoobe, oo qaaday tallaabo la xiriirta fowdadii baarlamaanka Darraad

Muqdisho (Onkod Radio) — Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa magacaabay Guddi KMG ah oo...

Ra’iisulwasaare Xamsa Barre, ayaa xilka ku wareejiyay Saalax Jaamac oo ah Ras’iisulwasaare ku xigeenka...

Muqdisho (Onkod Radio) — Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalka u kala wareejiyay Ra'iisul...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.