image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo la wareegay xilka Wasaaradda Diinta

Muqdisho (Onkod Radio)— Wasiirka cusub ee Wasaarada Diinta iyo Awqaafta, Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur Hoggaamiyihii hore ee Ururka...

Ilhaan Cumar iyo musharraxiin kale oo Soomaali ah oo kusoo baxay doorashadii Xisbiga Dimuqraadiga

Minneapolis (Onkod Radio)— Ilhaan Cumar iyo ugu yaran saddex musharax oo kale oo Soomaali ah ayaa kusoo baxay doorashada...

Xog ku saabsan socdaalka madaxweyne Laftagareen ee Itoobiya

Muqdisho (Onkod Radio)— Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed ee Soomaliya Cabdicasiis Laftagareen ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay ku sugnaa...

Xildhibaan u taagan doorashada Kenya oo qof ku dilay goobta codeynta

 Nairobi (Onkod Radio)— Booliska Kenya ayaa ku raad-joogaa xildhibaan lagu tuhmayo in uu madaxa ka toogtay nin kaaliye u...

Fayras cusub oo ka dillaacay Dalka Shiinaha

 China (Onkod Radio)— Seynisyahannada caafimaadka ee Shiinaha ayaa u kuur galaya fayras cusub oo kasoo gudbay xayawaanka kaasoo ka...

Ururka Al-Shabaab oo toogasho ku fuliyay 6 Qof

Jilib (Onkod Radio)— Dagaalyahannada kooxda Al-Shabaab ayaa maanta fagaare ku yaalla degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe ku toogtay...

Natiijada Horudhaca doorashada Kenya

Nairobi (Onkod Radio)— Natiijada horudhaca ah ee doorasha madaxweynaha dalka Kenya ayaa muujisay loolan adag oo u dhexeeyay labada...

Toogasho, ka dhacday goob Aroos lagu qabayay Afgooye

Afgooye (Onkod Radio) — Faahfaah dheeraad ah, ayaa ka soo baxeysa toogasho sababtay ugu yaraan 5 dhimasho ah, iyo...

Qormo kooban oo kusaabsan Doorashada Kenya

Nairobi (Onkod Radio) — Waxaan maanta fursad u heley inaan ka mid noqdo korjoogtada warbaahinta ka socota ee indha-dheyneysa...

FBI oo baaritaan ku sameysay guriga madaxweynihii hore ee Mareykanka

Washington (Onkod Radio) — Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in gurigiisa oo ku yaalla gobolka...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.