image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Ra’iisulwasaare Xamse iyo Safiirka Dowladda Sweden oo Kulmay

Muqdisho (Onkod Radio) — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha...

Xafiiska Xamza oo shaaciyay ujeedka ammarka uu dul dhigay wasiirrada cusub

Muqdisho (Onkod Radio) — Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya, Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa ka bixiyay go’aamo culus oo kasoo baxay xafiiska...

Xildhinaankii, caagga ku tuuray Aadan Madoobe oo raalli gelin ka bixiyay

Muqdisho (Onkod Radio ) — Xildhibaan Maxamed Xasan Murjaan, oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa raali-gelin buuxda ka...

Mukhtaar Nuur, oo ah Garyaqaan ayaa ka hadlay Ciqaabta ay mudan karaan xildhibaannadii fowdada...

Muqdisho (Onkod Radio) — Garyaqaan Mukhtaar Nuur Abuukar oo ah sharci yaqaan ayaa ka hadlay dhacdadii baaarlamaanka Soomaaliya, gaar...

Xasan Sheekh oo xil sare u magacaabay Axmed Xirsi

Muqdisho (Onkod Radio) — Wareegto rasmi ah oo kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa La-taliye...

Mareykanka oo duqeyn ku dilay xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) — Militariga Mareykanka ayaa Arbacadii shalay aheyd shaaciyey in saddex weerar oo dhanka cirka ah ay...

‘Xilliga guurka waxaa nala weydiiyaa shahaada caddeyneyso inaan bikro nahay’

Iran (Onkod Radio) — Dalka Iraan bikranimada guurka ka hor waxay muhiim u tahay gabdho badan iyo qoysaskooda. Mararka qaar...

Maamulka Jubbaland oo go’aan adag kasoo saaray qaraxyadii ka dhacay Kismaayo

Muqdisho (Onkod Radio) — Madaxda sare ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa shir deg-deg ah ka yeeshay amniga magaalada Kismaayo,...

Dibadbaxyada Somaliland oo rasaas xooggan lagu furay iyo Internet ka oo laga jaray

Hargeysa (Onkod Radio) — Wararka laga helayo Somaliland ayaa sheegaya in maanta deegaannada maamulkaasi ay ka billowdeen dibad-baxyo waa...

Qarax Maanta ka dhacay Afgooye oo mas’uul sare lagu dilay

Muqdisho (Onkod Radio) — Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax maanta ka dhacay degmada...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.