image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Madaxweyne Laftagreen oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Ammniga Koonfur Galbeed

Baydhabo (Onkod Radio) — Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta shir guddoomiyey kulan...

Soomaali Aas ka qayb galeysay oo rasaas lagu furay

Toronto (Onkod Radio) — Booliiska magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa shaaciyay in la dilay ugu yaraan hal qof,...

Wafdi Ka Socda Mareykanka oo Hargeysa Kula Kulmay Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa (Onkod Radio) — Madaxweynaha JSomaliland, Muuse Biixi Cabdi, waxa uu qasriga madaxtooyada magaalada Hargeysa wauxuu ku qaabiley wefti...

Wasiirka Waxbarashada Faarax Sheikh Cabdikhaadir oo Xilka La Wareegay

Muqdisho (Onkod Radio) — Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo Hidaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda federalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ...

Saddex arrin oo ku saabsan magacaabista Abuu Mansuur Muxuu ku kordhin karaa DF ?

Muqdisho (Onkod Radio) — Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur, nin maalmo badan magaciisa dhexyaalay miiska go’aanka kooxda Al-Shabaab, mid kamid...

Xeeladaha muddo kororsiga ee Muuse Biixi uu kala mid yahay Maxamed Farmaajo

Muqdisho (Onkod Radio) — Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa lagu eedeeyay inuu doonayo muddo kororsi uu xafiiska kusii...

Labo arrin oo dad badan aysan ka ogayn fannanaadda Xamdi Bilan

Muqdisho (Onkod Radio)—  Fannaanadda da'da yar ee Xamdi Bilan ayaa BBC-da uga sheekeysay taariikhdeeda faneed iyo arrimo la xiriira...

Salman Rushdie oo lagu tooreeyey New York

New York (Onkod Radio)— Salman Rushdie, Qoraaga British-ka ah ee qaar ka mid ah qoraalladiisa ay horseedeen inuu bartilmaaed...

Madaxweyne Xasan oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Kadib Safarkii Uganda

Muqdisho (Onkod Radio) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo...

Taliska Booliiska Somaliland oo Warbixiyay Khasaaraha Ka Dhashay Banaanbixii Dhacay

Hargeysa (Onkod Radio) — Taliska Booliiska Somaliland ayaa faah faafin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay Banaanbaxii maanta ka dhacay...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.