image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo u anba baxay Garowe

Muqdisho (Onkod Radio)— Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u safray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Madaxwaynaha iyo...

Ra’isulwasaare Xamsa Barre oo gaaray Beledweyne

Muqdisho (Onkod Radio) — Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta safarkiisii ugu...

Ururada Warbaahinta oo booqday Weriye ay dhowaan toogteen Haramcad

Muqdisho (Onkod Radio)— Ururada warbaahinta Somali Journalists Syndicate- SJS Federation of Somali Journalists FESOJ iyo Somali Media Association -SOMA...

Deg Deg qaraxyo lagu weeraray hotel ku yaalla Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio)— aah faahinno kasoo baxaaya weeraro loo adeegsaday qaraxyo ayaa ka dhacay agagaarka lambar afar KM4 Muqdisho. dad goobjoogayaal...

Abwaan Hadraawi ayaa goordhoweyd ku geeriyooday Hargeysa

Hargeysa (Onkod Radio) — Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa, sida uu warbaahinta u...

Qarax ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose

Muqdisho (Onkod Radio) — Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax maanta ka dhacay qaybo...

Wasiir Fardowsa oo ammar culus kasoo saartay dhismaha dhulal u dhow garoonka Aadan Cadde

Muqdisho (Onkod Radio) — Warqad ka soo baxday xafiiska wasiirka cusub ee Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Fardowsa...

Xafiiska Xamza oo la wareegay deeq ay isku qabsadeen laba Wasaaradood

Muqdisho (Onkod Radio) —  Xafiiska ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah ula wareegay...

Wararkii ugu dambeeyay weerar ciidamada Canfarta ay ku qaadeen Dowlad Deegaanka Soomaalida

Jig Jiga (Onkod Radio) — Waxaa xaalad kacsanaan ah ay ka jirtaa gobolka Siti ee dowlad deegaanka Soomaalida, kadib...

Cali Guudlaawe oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada Hirshabeelle

Jowhar (Onkod Radio) — Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gudoomiyay shirka guddi hoosaadyada golaha...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.