image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Wasiir Jamaal Ma Dowladda Magacawday ama IGAD ?

Muqdisho (Onkod Radio)— ka dib markii uu soo baxay warka ku saabsan in wasiir hore Gamaal Maxamed Xasan, loo...

Sawirro: Xamsa Barre oo Muqdisho dib ugu soo laabtay

Muqdisho (Onkod Radio)—  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa maanta dalka dib...

Dagaal ka dhacay Galbeedka Beledweyne Faah Faahin

Muqdisho (Onkod Radio)— Wararka naga soo gaaraya degaanka Ceel-Cadde oo 60 Km dhinaca Galbeed kaxiga Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan...

Al-Shabaab oo u hanjabtay Madaxweyne William Ruto

Muqdisho (Onkod Radio)— Ururka Al-Shabaab ayaa ku hanjabay inay sii wadi doonaan weerarrada ay ka gaysanayaan gudaha Kenya haddii...

Ciidamo loo daabulay degaano colaad ay ka jirta oo Galgaduud ah.

Muqdisho (Onkod Radio)— Degaannada maamulka Galmudug ayaa lagu soo waramayaa in ciidamo gaar ah loo daabulay si ay uga...

UNICEF ”Abaarta ka jirta Soomaaliya halis ayay galisay nolosha caruur badan”

Muqdisho (Onkod Radio)— Xubno ka kala socday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay’adda UNICEF ee Soomaaliya ayaa maanta oo Axad...

Dagaal khasaaro gaystay oo ka qarxay Tripoli Libya.

Tripoli (Onkod Radio)— Magaalada Tripoli ee dalka Liibiya waxaa ka qarxay dagaal xoogan oo socday mudo saacada ah ,...

Booliska Soomaaliya oo war kasoo saaray kiiska Kamac Ducaale Gabadh ka timid Norway ee...

Muqdisho (Onkod Radio)—Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay inay baarayaan geerida gabar dhallinyaro oo Soomaali ah sidoo kale haysatay dhalashada dalka...

Deg Deg: Askari katirsan ciidanka Dowladda oo toogtay darawal waday Gaari xamuul ah Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio)— Askari katirsan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweeyd darawal wada Gawaarida waa weyn ee Dekedda...

Xasan Sheekh oo gaaray Garowe

Garowe (Onkod Radio)— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.